Awdalpress – London – Wariyaha caanka ah ee Abdisalaan Hereri oo jooga Zambia, ayaa dalkaasi innooga soo gudbiyey barnaamij xiiso leh oo uu kaga warramayo guud ahaanba xaaladka nololeed, dhaqan iyo Juqraafi ee lagaga nool yahay dalkaasi.
Haddaba barnaamijkaasi aan qaybtiisii 1aad idiin soo gudbinayo, isla markaana aad u xiiso badan, aan idiin kala baxo Hereri iyo Barnaamijkii
Awdalrpess





