Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wararka shirka xisbiga Kulmiye ee ka socda Borama iyo wariyaha VOA Hashim Goth oo ka warramaya. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Wariye Hashim Sh. Omer Goth oo VOA da uga soo warrama Somaliland kuna sugan magaalada Borama ayaa VOA da uga warramay shirka xisbiga Kulmiye uga socda magaalada Borama ee gobolka Awdal.

 

Shirkan oo la filayo in maanta la soo af-meero ayaa socday illaa iyo shalay, waxana ka soo qayb galay Madaxweynaha J Somaliland mudane Muse Bixi Abdi oo ah guddoomiyaha xisbiga Kulmiye.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images