Awdalpress – London – Qisada la yaabka lihi, waa film-ka ay Ajazeera soo bandhigtay ee ku saabsan khashoggi, ee ay mawduuca uga dhigtay AAWAY MAYDKII ?
Waxa la leeyahay oo ay shabakaddani soo bandhigaysaa wariyaha oo la gubay iyo halkii lagu gubay, waxa kale oo ay tafaasiil aad ah ka bixinaysaa qaabkii ay jariimaddaasi u dhacday.
Awdalpress




