Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Maalinta Hooyooyinka ee 8da March waxan ku soo qaadanayeynaa sheekadan ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Inta  video-gan aan hoos soo dhignay aynaan daawan. Aan marka hore u hambayeyno dhammaanba hooyooyinka Somaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

 

 

 

Waxan wada ognahay in ay hooyada Somaliyeed tahay hoyga nolosha ee dhinac kasta. Sidoo kale waxa ay ku suntan yihiin, kuwa XALKA iyo BILICDA bulshada qayb ka ah. Inkasta oo ay jiraan in yar oo fara ku tiris ah, oo qayb ka ah FADQALALLADA bulshada dhexdeeda iyo BUR BURKA QOYSKA. Kuwaasi oo aan eeddu gooni ku ahayn, ee ka shiidaal qaata ragga laga hoogay ee isaga dhiga daacadda.

 

Mar walba KAALINTA hooyadu ugu jirto bulshadu waa mid qiimo badan, markasta oo ay aqoon iyo waayo aragnimo korodhsadaanna, waa mid ay sii weynaato amma bulshada ka dhex iftiinto wanaagga ay u qabtaan bulshada Somaliyeed.

 

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images