Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

War deg deg ah: Sh.Abdirahman Hirsi Warfaa oo maanta ku geeriyooday Magaada Coln ee dalka Garmalka.

$
0
0

breaking newsINNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Waxa maanta magaalada Coln ee dalka Germany ku geeriyooday Allaha u naxariistee Sh. Abdirahman H Warfaa, oo degaannada Somaliya aad looga yaqaannay, gaar ahaan gobollada Somaliland. Marxum Sh. Abdirahman oo ahaa aqoon yahan wax ku soo bartay Jaamicadda Ashar-Al sharif magacallinna ka ahaa dugsiyo badan oo Somalia ku yaallay, waxa aan idiin soo gudbin doonnaa taarikhdiisa.

Shabkahadda wararka oo tacsi gaar ah u diraysa eheladii Marxuumka iyo ayaa akhristayaasheeda u sheegeysa in ay bog cusub oo tacsida ah u furtay Marxuum Sh. Abdirahman Warfaa. Waxanad ku soo hagaajin doontaan: shueebi@hotmail.com

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles