INNAA ILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Annaga ah reer Cumar Sh Ibrahim.
1. Mohamed Omer Sh. Ibrahim
2. Abdirahman Omer Sh Ibrahim
3. Dr Abdirashid Omer Sh Ibrahim
4. Mahamud Omer Sh Ibrahim
5. Said Omer Sh Ibrahim
6. Sacada Omer Sh Ibrahim
7. Nimco Omer Sh ibrahim IYo dhamaan xasakayagu waxa aan taci tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan ree Sh. Abdirahman Warfaa oo uu abbohood Sh. Abdirahman Hirsi Warfaa ku grriyooday Dalka garmalka maant (22/12/13 ) waxaan leenahay dhammaaneen Ilaahay samir iyo iimaam ha inaga siiyo isagana Jannadii Eebbe ha ka waraabiyo.
AAAAAAAmin
Aammiin