Innaa Lillaahi Wa innnaa ilayhi Raajicuun: Dhaan dadka hoos ku xusan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii iyo Qarabadii uu ka baxay Marxuum Sh C/raxmaan Warfaa oo ku geeriyooday dalka Germany,Ilaahay Samir iyo Iimaan ha inaga wada siiyo Marxuumka, Eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan haka siiyo ,Waxaanan Ilaahay uga baryaynaa inuu Janaddii Fardawsa ka waraabiyo… Aaammmiin
1- Suldaan Ciise C/laahi Suldaan Cumar
2- Suldaan MAxamed Cabdi
3- Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh Cali AYaanle
4- Maxamed Xaaji Nuur Muxumed
5- Xaaji Haaruun Jaamac
6- Xaaji C/laahi Jaamac
7- Xaaji MAxamed Carte Cadaawe
8- Sh Xasan Carte Cadaawe
9- Farxaan Aw Aaden
10- Xaaji C/laahi Xaaji Ciise
11- Xaaji Abuubakar Sh Xuseen Meecaad
12- Sh C/laahi Sh CAli Jowhar
13- Sh MAxamed Siciid Saaweer
14- Xaaji Cabdi Xassan Tukaale
15- Amb, MAxamed Sh Xasan Nuuriye
16- Maxamuud Sh C/laahi
17- Prof, Sulaymaan Axmed Guuleed
18- Ismaaciil Muxumed Madar
19-Maxamuud Muxumed Nuur
20-Suldaan Cabdikariim Xasan Ducaale(Taratntoote)
21- Xaaaji Maxamed Cawaale
22- Sacad Sh C/raxmaan Qaadi
23- Jaamac Suldaan Guray Nuur
24- Muuse AwAxmed Muuse/madoobe
Dhamaan dadkaasi oo jooga Borama iyo Hargaysa Waxay Ilaahay uga baryayaan inuu Janadii ka waraabiyo, Samir iyo Iimaana ka siiyo Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuumku