Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abdirahman Cirro oo aan u doorannay laba midkood. Libaax iyo Bisad. Tolow...

Guddoomiyaha golaha shacabka isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah Waddani oo aad loogu han-weyn yahay, waxa aan maanta u kala dooraynaa in uu noqdo libaaxa aan hoos ku sawiiray iyo in uu...

View Article


Tacsi: Ku socota Qoyska Reer Sh C/raxmaan Warfaa oo ka timid Boorama

Innaa Lillaahi Wa innnaa ilayhi Raajicuun: Dhaan dadka hoos ku xusan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii iyo Qarabadii uu ka baxay Marxuum Sh C/raxmaan Warfaa oo ku geeriyooday dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Kulankii Dhexmaray Waxgaradka, Madaxda Dhaqanka G/Awdal iyo Hogaankii...

Daawo: Kulankii Dhexmaray Waxgaradka, Madaxda Dhaqanka G/Awdal iyo Hogaankii Awdalstate ee Somaliland wadahadalka la qaatay..iyo khudbadaha ay is dhaafsadeen..

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bogga TACSIDA Marxuum Sh. Abdirahman Hirsi Warfaa.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxa halkan tacsi tiiraanyo leh ka diraya: Dr Mohamed Hassan Dirir & family Serif Jama & family Abdullah’s Colhaye & family Waxa kale oo tacis u...

View Article

Kalsooni mise Kadsoomid?!

Kalsooni! Oo maxay ahayd? Shukaansi baradkaagii dib xasuuso, eraygu dhadhan caynkee ah ayuu kula lahaa? Ka yaalay, yaanan foodle iyo dhoocilnimo kuu celine, haddaad guursatay gurina kuu dhisan yahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muddaharaadyo baaxad leh ayaa ka dhacay maanta magaalada Burco, hal qof ayaa...

Awdalpress – Burco – Hal qof ayaa ku dhintay, illaa afar kalana way ku dhaawacmeen mudaharaad  maanta ka dhacay magaaladda Burco ee gobolka Togdheer. Mudaharaadkan ayaa la sheegay inuu ka dhashay bedel...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumadda Somaliland oo shirkadda Diyaaradaha Al-carabiya heshiis kula...

Wasiirka Duulista oo carruurta Laba jirka ka yar ku dhaqan geliyey $10-kii Doolar ee uu Golaha ka Ansaxsaday Awdalpress – Hargeysa - Xukuumadda Somaliland ayaa wadahadal la bilowday shirkadda...

View Article

barnaamijka qubanaha oo ka baxa VOA laanta afka Somaliga nala daawo.

Awdalpress.com

View Article


Qof ku dhintay dibadbax ka dhacay Burco iyo dibadbax Berbera si nabada uga...

Awdalpress(Burco) 23 Dec, 13–Hal qof ayaa ku dhintay, 2 kalena way ku dhaawacmeen mudaaharaad maanta ka dhacay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Koox dhallinyaro ah oo la sheegay in ay ka...

View Article


Kumaan ahey ? Ruug Caddaa waxaan ahey, Rabi mooyee, ka cabsoon Rag oo idil !

Ruug Caddaa waxaan ahey, Rabi mooyee, ka cabsoon Rag oo idil.  Rugta aan ka taliyana, Raaxeysi daayoo lagu Reysan Dabadey.  Reerkeyga kaan Rabin, u tumeynin sacabada, u Ruxeynnin calamada,...

View Article

An ku nasanno Heestan Magool ay innoo qaadayso.

Heestan ay innoo qaadayso marxuumaddii Magool aan ku wada nasanno . Midhaha ku jirana aan aad u dhuuxno. Labada is jecel amma wada jiraa way is dhageystaan, laakiin mid uun lama dhegeysto. Heestu waa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Geesinimada iyo Raganimada labaduba Waa u Dhalashaa.

Suldaanka Guud ee beelaha Samaroon Suldaan Saleebaan Cali waa halyey Ilaahay ku mannaystay sifooyin badan oo ah geesinimo, karti badni, ku dhac, isku kalsooni iyo aftahannimo dheeraad ah oo aanay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGEYSIIS: Waxa dadweynaha Somalida ah ee deggen dalka Ingiriiska la...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAHAY RAAJICUUN. Dhammaanba dadka Somalida ah ee ka soo kala jeeda dalalka Somalia, Somaliland, Djabouti, Ethopia iyo Kenya isla markaana deggen dalka Ingiriiska waxa la...

View Article


Beelweynta Reer Nuur ee waddammada Yurub, Australia, Kanada, New Zealand,...

Boqollaal ka tirsan muddakarka beelweynta Reer Nuur ee ku kala nool daafaha dunida, sida Somaliland, Afrkada, Carabta, Yurub, New Zealand, Australia, Maraykan iyo Kanada oo la soo xidhiidhay...

View Article

Hees aad u macaan oo ay wada qaadayaan Hodan Abdirahman iyo Mursal yare.

Fannaanadda yar ee codkeeda iyo is dhaqaajinteeda laga daba dhacay ee Hodan iyo fannaanka Mursal yare, aan wada dhegeysanno. Awdalpress.com

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Xasan Sh eekh oo shir Arimaha K/Sudaan ku saabsan uga qeyb...

Awdalpress(Muqdisho) 26 Dec, 13–Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa soo gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, halkaas oo lagu wado inuu berri uga qeyb galo shir looga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mudaharaado ka socda barriga iyo Galbeedka Hargeysa iyo Biyo la’aan soo food...

Awdalpress(Hargeysa) 26 Dec, 13–Mudaharaado balaadhan oo biyo tiray xaafadaha Hargeysa ayay saaka ku dhaqaaqeen Iskaashatada Booyadaha Hargeysa, kuwaas oo dhawr boqol oo booyadood oo Hargeysa u dhaamin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Macdanta ee Somaliland oo Wargayska Haatuf Iftiimiyay Shaqadiisa.....

Wasiirkii macdanta ee sir-laluud maantuunbuu u daraa waa ninka markii la waydiiyey sababta uu uga warwareegayo inuu Baarlamaanka hortago yidhi anigu Injineer baan ahay distoorka dalkana waxba ka garan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Hay’adda PSI oo Caawimo Waxbarasho iyo mid Qalab iskugu dartay...

Daawo: Hay’adda PSI oo Caawimo Waxbarasho iyo mid Qalab iskugu dartay farmasiiyada Boorama ee ka midka ah Shabakada Bulsho-Kaab..

View Article

Daawo:Dhismaha Wadada Dilla iyo Boorama oo gabogabo maraysa, Bishana laga...

Daawo:Dhismaha Wadada Dilla iyo Boorama oo gabogabo maraysa, Bishana laga faroxalanayo iyo hindisaha ASARDA oo ah bilaabista Borama ilaa L/Caddo..

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live