Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

OGEYSIIS: Waxa dadweynaha Somalida ah ee deggen dalka Ingiriiska la ogeysiinayaa in maalinta Khamiista la aasi doono Allaha U naxariistee Marxuum Sh. Abdirahman Warfaa.

$
0
0

xabaaloINNAA LILLAAHI WA INNAA ILAHAY RAAJICUUN.

Dhammaanba dadka Somalida ah ee ka soo kala jeeda dalalka Somalia, Somaliland, Djabouti, Ethopia iyo Kenya isla markaana deggen dalka Ingiriiska waxa la ogeysiinayaa in Marxuum Sh. Abdirahman Warfaa oo dhawaan ku geeriyooday dalka Jarmalka lagu aasi doono xabaalaha ku yaalla Slough ee dalka Ingiriiska, Janaasadana lagu tukan doono masaajidka ku yaalla Southall ee galbeedka London.

Wakhtigu Janaasadu waa salaadda duhur, maalinta Khamiista ee ay taariikhdu tahay 26ka December 2013ka.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles