Marxuum Sh. Abdirahman Warfaa oo maanta lagu aasay England ( daawo...
Awdalpress – London-26/12/13. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Noole kasta halkaa ayaa u dambaynaysa. Sidaa ha la ogaado. Maanta waxa magaalada London duleedkeeda xabaalo ku yaal...
View ArticleTacsi ku socota eheladii iyo qaraabadii Marxuum Sh. Abdirahman Warfaa oo...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Duqayda iyo waxgaradka gobollada Awdal iyo Salal ee dalka Ingiriisku waxa ay tacsi tiiraanyo leh u diryayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha u...
View ArticleQaraxyadii Mogadhisho oo soo cusboonaaday iyo Xaafadda Daynile oo saaka lagu...
Awdalpress – Mogadisho – Qarax loo adeegsaday miino la aasay aya goor dhow ka dhacay afaafka hore ee maqaayad ku taala xaafada Siisii oo ka tirsan degmada dayniile ee gobolka Banaadir. Maqaayada la...
View ArticleTALADII WASIIR WARANCADE IYO TABAALADA CISBITAAL KA MAANDHAYE EE BURCO. W/Q...
“War xumi dugsi ma fadhiisto.” Soomaalida ayaa ku maahmhaada marka uu war foolxun oo dhiilo lihi yimaado. Waxa Somaliland dhawaan ka baxday dhakhtaradii kali ahayd ee ku takhasustay cudurada maskaxda...
View ArticleSiyaasiyiintii Awdal State ee wada hadalka u tegey Somaliland oo kulankii ugu...
Siyaasiyiintii reer Awdal State ee ku soo biiray bulshadooda Somaliland ayaa kaddib markii ay wada hadal la yeesheen xukuumadda Somaliland, waxa ay maalmihii inna soo dhaafay la kulmeen Madaxweynaha...
View ArticleRa’iisul wasaaraha Somalia Cabdiweli Sheekh oo habeen hore la kulmay haween...
Awdalpress – Muqdisho – 28/12/13 – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sh. Axmed Maxamed oo markii ugu horreysey ee uu qaybaha bulshada la kulmo, xalay la kulmay haween ka socday gobollada dalka...
View ArticleIsbeddel xooggan oo la filayo in uu Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyo...
Awdalpress – London – War naga soo gaadhay ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in uu Madaxweyne Ahmed Siilaanyo qorshaynayo in uu toddobaadka foodda innagu soo haya uu wasiirradiisa iyo halbawlayaasha...
View ArticleWakiillada Puntland oo la ansixiyay (Akhriso magacyada wakiillada) Cusub ee...
Awdalpress(Garawe) 30 Dec, 13–Guddiga xallinta qilaafaadka iyo xulista wakiillada Puntland ayaa caawa...
View Articledab khasaare badan u geystay ganacsato Soomaaliyeed oo ka kacay xero-qaxooti...
Awdalpress – Nairobi - Dab xooggan ayaa ka kacay xalay xerada qaxootiga IFO ee dalka Kenya iyadoo khasaara xoog badan uu ka soo gaadhay dabkaasi dad badan oo Soomaali ah oo xerada qaxootiga ku ah...
View ArticleDuqa magaalada Gaalkacyo oo lagu dhaawacay weerar bambaano oo gurigiisa lagu...
Awdalpress – Gaalkacayo – Warar ka imaanaya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay Qarax bambaano lagu weeraray Hoyga uu Duqa Magaalada Gaalkacyo ka deggen yahay qeybta...
View ArticleQuljeednet.com Iyo Ogaysiiska Sanadka Cusub 2014
Quljeednet.com Waxay Idin Leedahay Sannad Wanaagsan, Waxayna Idiinku Bishaaraynaysaa Inay Shabakadu Xidhiidhkii Bulshada Ay La Lahayd Dib Usoo Cusboonaaday Sanadka Cusub Kusoo Dhawaada Warar...
View ArticleQaraxyadii Ismiidaaminta ahaa ee lagu weeraray Hotel Jaziira iyo seddex qof...
Awdalpress – Mugadisho – 02/01/14 – Saddex Baabuur oo laga soo buuxiyay wax-yaabaha Qarxa oo Cawada fiidkii lagu weeraray Hotelka Jaziira, ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku nafwaayay ilaa 11 ruux 17...
View ArticleSaraakiil ka tirsanaa ciidanka booliiska Soomaaliya oo ku dhintay Qaraxyadii...
Awdalpress – Muqadishu – 2/01/14 – Qaraxyadii xalay lagu weeraray hoteelka Jasiira ee Muqdisho ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen 11-qof oo ay ku jiraan saraakiil ka tirsanaa ciidanka booliiska...
View ArticleUgaas Abdirashid Ugaad Dooddi oo maanta ka soo degey Maddaarka Heathrow ee...
Awdalpress – London – Ugaaska beelaha Gadabuursi Ugaas Abdirashid Ugaas Dooddi oo muddooyinkii ugu dambeysey ku sugnaa dalka Kanada, ayaa maanta subaxnimadii ka soo degey gegida diyaaradaha Heathrow ee...
View ArticleSOMALIA & SOMALILAND: THE YEAR 2013 IN REVIEW By Bashir Goth
The most heartwarming initiative that happened in Mogadishu in 2013 was the start of an inspirational reconstruction momentum thanks to the city’s energetic and ambitious mayor Mohamud Ahmed Nur...
View ArticleAxmed Samatar oo Suaashii ugu adkayd Camuud lagu weydiiyay, Ma Aqoonsan...
Awdalpress(Borama) 03 Jan, 14– Aqoonyahanka Axmed Samatar oo socdaal ku jooga Somaliland, Isla markaana khudbado ka jeedinaya Jaamacadaha ku yaal magaalooyinka Hargaysa iyo Boorama, ayaa suaashii uGu...
View ArticleRa’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Abdiweli oo Muqdisho kula kulmay ergayga...
Awdalpress – Mugadisho – 04/01/14 – Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya,...
View ArticleMidnimadii reer Awdal oo xalay mar kale ka curatay London iyo boqollaal...
Waa markii ugu horreysey taariikhda qurba joogga reer Ingiriis ay muujiyaan midnimo aan loo kala hadhin oo ay ku soo dhaweeyeen Ugaaskooda Beelaha Gadabuursi Ugaas Abdirashid Ugaas Dooddi. Waxana...
View ArticleHambalyo Meherka : Maxamed Barkhad Rayaale iyo Ramla Xasan Gasle
Dhamaanba Bahda shabakada Awdalpress iyo Dadka magacdoodu hoos ku qoram yihiin Hambalyo diiran oo kal iyo lab ah u dirayaan Meherka Boqor Maxamed Barkhad Rayaale iyo Ramla Xasan Gasle oo meherkoodu ka...
View Article