Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi ku socota eheladii iyo qaraabadii Marxuum Sh. Abdirahman Warfaa oo shalay lagu aasay duleedka London.

$
0
0

tacsiINNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Duqayda iyo waxgaradka gobollada Awdal iyo Salal ee dalka Ingiriisku waxa ay tacsi tiiraanyo leh u diryayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxaariistee marxuum Sh. Abdirahman Hirsi Warfaa, oo dhawaan ku geeriyooday dalka Jarmalka magaalada Coln, shalay oo ay taariikhdu ahayd 26/13/2013 lagu aasay xabaalo ku yaalla galbeedka London.

Annaga oo aan soo koobi karin magacyada duqayda tacsida diraysa, waxa illaa immiga na soo gaadhay:

1. Mohamed Hussein Said

2. Ahmed Ibrahim Tani

3. Abdi Mohamoud Ismail ( Abdiweyne )

4. Mohamed Duale Goth

5. Abdirahman Abdillaahi Jimcaale

6. Hassan Muse Khalif

7. Noor Xaaji Hussien Fariid

8. Hussien Cige ( Mayke )

9. Caydiid Xaaji Daahir

10. Idiris Maydhane Warsame

11.  Mohamed Noor Canshraar

12. Bashir Mahamoud

13. Abdirahman Aw Faarax Sigad

14. Mohamed Hassan Sh. Muumin

15. Mohamed Omer Sh. Ibrahim

16. Ismail Hussien

17. Haaruun Sh. Abdirahman Qaaddi

18. DR. Abdirahman Oner Egeh

19. Abdillaahi Abdi Jibril ( Jibril Tiil )

20. Rashid Noor Egeh

21. Ali Daahir Abdi

22. Abdi Barkhad Meecaad ( ina Shinbir )

23. Aden Elmi ( Dallacaaye )

24. Hussien Ibrahim ( Cawaale Dheere )

25. Abdirahman Ali Kaahiye

25. Muuse Ahmed Good

26. Abdirahman Omer Bile

27. Mohamed Omer Bile

28. Abdi Abdillaahi Xaaji Abdi

29. Yuusuf Abdi Muhoumed ( Barre )

30. Yusuf Jaamac Faarax ( Fofana )

31. Khadar Abdi

32. Faysal Abdillaahi Xaaji Abdi

33. Mohamed Ibrahim ( Mohamed Eda )

34. Mohamed Jibril

35. Fadxi Mohamoud

36. Hussein Ileeye

37. Abdirashid Ibrahim Aw Mohamed

38. Xasan Ceelaabe

39. Mohamed Ali Gebilay.

40. Mostafe Daud

41. Mohamed Barre Beer-jiif

42. Muuse Beer-jiif

43. Ahmed Mohamed Yusuf

44. Mohamed Ibrahim AW Mohomed

45. Abdi Haashi Mahad

46. Barkhad Mohamed Xoogsade

47. Rashid Abdillaahi Qaalib

48. Mohamed Aden-dheere Mohamoud

49. Ahmed Abdi Qaalib

50. Hassan Aden

51. Cadduur Abdillaahi

52. Abdirashid Barkhadle

 

Dhammaanba dadkaasi waxa ay Marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo eheladii iyo asxaabtiisiina uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aammiin

Ahmedweli Goth

Awdalpress.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles