Awdalpress – London – Ugaaska beelaha Gadabuursi Ugaas Abdirashid Ugaas Dooddi oo muddooyinkii ugu dambeysey ku sugnaa dalka Kanada, ayaa maanta subaxnimadii ka soo degey gegida diyaaradaha Heathrow ee London, waxana halkaa kaga hortegey duqayda Jaaliyadaha Awdal iyo Harawo.
Ugaaska oo ku sii jeeda dalkiisii hooyo ayaa maalinta Sabtida ah la kulmi doona shacabkiisa dega dalka Ingiriiska.
Wixii warar ah ee ka soo kordha waan idinla socodsiin doonnaa.
Awdalpress.com