Telfeshinka qaranka Somaliland ayaa muddaba u egaaday mid uu ku socdo is beddel dhinaca saxaafadda ah, waxana muddooyinkan aad u daawada dad intii hore ka badan, kaddib markii gobollada qaar aan hore wararkooda looga arki jirini ay xilligan aad uga muuqdaan. Bal nala daawada warkii xalay ka baxay oo lagu soo qaaday xafladdii London loogu qabtay Ugaaska Gadabuursiga>
Awdalpress.com




