Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Somaliland oo si diirran uga hadashay natiijada doorashada Puntland ee maanta lagu kala baxay.

$
0
0

xirsi‘Waxba kama qabno cid kasta oo ku guulaysata doorashada Puntland, laakiin waxan leenahay nabad aan ku wada noolaanno. Somalilandna u dulqaadan mayso ammaan darro iyo in dhulkeeda lagu soo doonto.’ Wasiir Xirsi oo markii ugu horreysey ka hadlay natiijada doorashada Puntland ayaa war saxaafadeed uga hadlay.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images