Awdalpress – Jig Jiga – Qurba jooga isaga kala yimid waddamada Ingiriiska, Holland iyo Maraykanka oo qayb ka ah qurba joogga Ismaamulka Somalida Ethopia ayaa dhawaan gaadhay magaala madaxda Ismaamulka Somalida ee Jig jiga, waxana si fiican u soo dhaweeyey dawladda Ismaamulkaasi. Warka oo dhammaystiranna halkan kala soco.
Awdalpress.com
↧
Qurba joog ka socda Jaaliyadda Ismaamulka Somalida Ethopia ee gobolka Faafan, gaar ahaan degmada Aw Barre ayaa ku sugan magaalada Jig jiga ( halkan ka daawo )
↧