MOOSHIN XASAASI AH; Wasiiradii hore ee dawladdii Saacid oo u dhag taagaya...
Awdalpress – Muqdisho – Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta go’aan rasmi ah ka gaari doono in Golaha Wasiirada Cusub lagu soo daro xubno kamid ahaa Wasiiradii Xukuumadii Saacid ama in aan lagu soo...
View ArticleCabdiweli Gaas oo lagu wareejiyay xilka madaxweynaha Puntland
Awdalpress(Garawe) 14 Jan, 14–Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta xilkii ku wareejiyay madaxweynaha cusub ee doorashada ku guuleystay Cabdiweli Maxamed...
View ArticleDaawo: Xarunta Caafimaadka ee degmada Dilla ee G/Awdal sida ay u shaqayso iyo...
Daawo: Xarunta Caafimaadka ee degmada Dilla ee G/Awdal sida ay u shaqayso iyo Madaxa Xaruntaasi oo ka warbixinaysa..
View ArticleDaawo: Amoud Foundation oo deeq xoolo ah gaadhsiisay Puntland iyo Wareejintii...
Daawo: Amoud Foundation oo deeq xoolo ah gaadhsiisay Puntland iyo Wareejintii xoolahaasi oo ka dhacday Garaawe, goobjoogna ka ahaayeen madaxda maamulka iyo Hay’ada Amoud Foundation..
View ArticleQurba joog ka socda Jaaliyadda Ismaamulka Somalida Ethopia ee gobolka Faafan,...
Awdalpress – Jig Jiga – Qurba jooga isaga kala yimid waddamada Ingiriiska, Holland iyo Maraykanka oo qayb ka ah qurba joogga Ismaamulka Somalida Ethopia ayaa dhawaan gaadhay magaala madaxda Ismaamulka...
View ArticleSir Cusul oo uu qarxiyey Tarsan, waxana uu bannaanka soo dhigay sida Muqdisho...
Awdalpress – Muqdisho – Tarsan oo qarxiyey sirta Alshabaab salka ku hayso, halkan ka daawo. Awdalpress.com
View ArticleDagaal Al-shabaab iyo ciidamada dowladda ku dhexmaray Mahadaay
Awdalpress – Mugadisho – Dagaal culus oo khasaare geystay ayaa ku dhexmaray xalay degmada Mahadaay iyo deegaanka Buurane ee gobolka Shabeellada dhexe, iyadoo xooggagga Al-shabaab ay u suurogashay inay...
View ArticleSoma Oil and Gas receives $50 million investment
Tuesday,January 14, 2014 Private investment firm Winter Sky has made a $50 million equity investment in the UK-based Soma Oil and Gas Holdings Limited, which signed an agreement with the Somali...
View ArticleDawladda Federaalka Somalia oo qirtay in saraakiil Maraykan ahi ay joogaan...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysey si cad u qirtay in Magaalada Muqdisho ay ka howl galaan Saraakiil tiro yar oo ka socda Dowlada Mareykanka kuwaasi oo gacan siinaya Ciidammada...
View ArticleAl-Shabaab oo soo bandhigtay Gaadiid Dagaal ay xalay ka qabsadeen Ciidanka...
Awdalpress – Mugadisho – Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta Magaalada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan waxa ay ku soo bandhigeen gaadiid Dagaal ay xalay ka qabsadeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya kadib...
View ArticleWadahadallada dowladda federaalka ah iyo Somaliland oo maanta furmaya
Awdalpress(Istanbul) 16 Jan, 13–Wadahadallo u dhaxeeya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaa lagu wadaa inay maanta ka furmaan magaalada Istanbul ee dalka Turkey....
View ArticleM/weyne Ku Xigeenka Qabyaaladiisu Waa Mid Dheddiga, Waxaanu Ahaa Ninkii...
Awdalpress(Hargaysa) 16 Jan, 13–Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye oo ah xildhibaanka kaliya ee beesha Saylac ee gobolka Selel ugu jira golaha Wakiilada Somaliland ayaa madaxweyne ku xigeenka...
View ArticleHaliska laga dhaxlo Libista Bishimaha la marsado
Awdalpress,, 16 Jan, 14–Cilmi baadhis cusub oo ay sameeyeen khubaro caafimaad oo ka tirsan Jaamacadda California ee wadanka Maraykanka, ayaa digniin culus ka bixiyey istimaalka libista haweenku dabnaha...
View ArticleDaawo; Kulan ay duqayda iyo waxgaradka degmada Dilla ee G/Awdal ku soo...
Daawo; Kulan ay duqayda iyo waxgaradka degmada Dilla ee G/Awdal ku soo bandhigeen baahiyaha ka jira degmadaasi iyo tabashooyinka ay qabaan, waxaana kala qaybgalay M/weynihii Awdalstate ee heshiiska la...
View ArticleDagaal ka ka socda deegaanka Sh Awaare ee degmada Saylac oo u dhexeeya Beelo...
Awdalpress(Saylac) 16 jan, 14– Dagaal ayaa ku dhexmaray manta gelinkii hore deegaanka Sh Awaare tuulo ka tirsan oo leh ceel biyood biyaha laga cabo oo la yidhaa Hooroone beelo deegaankaasi wada dega,...
View ArticleWasiiradii oo goordhaw la magacaabayo, muran jira iyo wasiirka arrimaha...
Awdalpress – Mugadisho – Xaalka ayaa caawa ah mid aad u kacsan waxa goor dhow lagu wadaa in si rasmi ah loogu dhawaqo Magacyada wasiirada qabanaya Wasaaradaha dalka. Waxase jira warar ku tiri ku teen...
View ArticleMadaxweynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Mudane Abdi M Omer oo Jaaliyadda...
Awdalpress – London – Maalintii shalay ahayd ayaa madaxweynaha Ismaamulka Somalida ee Itoobiya uu kulan fool ka fool ah si gaar ula yeeshay qaar ka mid ah odayada jaaliyadda degmada Aw Barre ee ku nool...
View ArticleFaallo: Wasiirka Arrimaha dibadda Mudane Mohamed Biixi oo dibad iyo gudaba...
Wararka maanta iyo Istanbuul aan ku hor marnee, waxa ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga wahadalladii u dhexeeyay dowladdaha Somaliland iyo Somaliya kuwaasoo socon doona labada maalmood ee...
View ArticleWar deg deg ah: Magacyadii Golaha Wasiirrada dawladda Somaliya ee cusub oo la...
Awdalpress – Mugadisho – Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa goor dhow ku dhawaaqay golaha Wasiirrada cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
View Article