Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha wasiirrada, wasiirk ku xigeennada iyo wasiiru dawlayaasha Somaliya la...

Awdalpress  - Muqdisho – Golaha wasaaradaha Somaliya oo xalay la soo magacaabay ayaa si rasmi ah loo soo dhammaystiray, waxana usbuuca soo socda ansixin doona golaha baarlamanka Somaliya. Hadalk haynta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir isla markaana ah duqa magaalada Muqdisho Mudane...

Awdalpress – Muqdisho – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa iclaamiyey in aanu doonayn inuu qabto xilka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhiillada siyaasadeed ee xisbiga Kulmiye ka dhex taagan iyo is-dhafoor...

Awdaless – London – Muddaba waxa isku san sanqanayey nimanka horfadhiga u ah xisbiga talada haya ee Kulmiye iyo madaxda dawladda Ahmed Siilaanyo qaar ka mid ah. Waxanu muranku salka ku hayaa damaca...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dood uu ka qayb galay aqoon yahan Bashir Goth oo ku saabasan wada hadallada...

            Awdalpress – London – Dood dheer oo laga sii daayey idaacadda ku hadasha codka Maraykanka ( VOA ) ee ku taalla magaalada Washington, ayaa waxa ka qayb galay aqoon yahanka Bashir Goth oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barnaamijka qubanaha ee VOAda ka baxa oo maqal iyo muuqaal ah halkan kala soco.

Awdalpress.com

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shakhsigii labaad ee iska casila xilkii wasiirnimo ee loo magacaabay. Waxase...

Bal eeg dadka la doonayo in ay dawlad u noqdaan ummaddooda, ee aan marnaba ka korayn qabiil. Bal dhageyso shakhsigan is ceebeeyey ee ku wardiyaya beeshiisa. Ee ku andacoonaya wasiir ku xigeen uma qalmo...

View Article

Madaxweyne Siilaanyo oo Hay’ado Madax bannaanaa hoos geeyey wasaarado

Awdalpress – Hargeysa – Madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa soo saaray Digreeto uu Hay’adaha Telefishanka Qaranka, Xafiiska Xidhiidhka WFP, Guddida Xasuuqa Qaranka iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nin toorey ku dhaawacay Sheekh muxaadaro Islaami ah ka jeedinayey magaalada...

Awdalpress – Hargeysa – Saraakiisha Booliska maamulka Somaliland ayaa sheegay iney qabteen xabsigana u taxaabeen nin xalay magaalada Hargeysan ku dhaawacay Sheekh can ah oo muxaarado ka jeedinayey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulankii Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Ethopia iyo Jaaliyadda London.

Awdalpress – London – 19/01/14 – Xalay oo ay bishan January ahayd 18 waxa Madaxweynaha Ismaamulka Itobiya Abdi Omer, xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey magaalada London. Xafladdan oo laba qaybood...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ISTANBUL II COMMUNIQUE 18 January 2014 ( Somalia and Somaliland in Istanbul )

  Document for the process of political dialogue between the overnment of Somaliland and the Federal Government of the Somalia on future relations   In accordance with framework agreement reached in...

View Article

Xasanoow: Xilka ama Xukunka mid u Xilo!

Inta kugu qaldantay ama kugu qatalantay kuma jiro, hadda ooba-dhiciskii hore dhulka kaaga dhacayna, waa hubaal inaadan igu khiyaamayn Wasiirro iyo wajiyo aan cisi iyo cosob lahayn (CEEB IYO CILLAD U...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Booqashadii Dhulka Gadabuursiga, Ee Gaanshaanle R.G.Edward Lecs 1903: (...

Arrin Xiisa Leh Oo Ku Saabsan Booqasho Sargaal Reer Kanada Ahi, Dhawaan Ugu Baxay, Qabiil Yaab Leh Gadabuursi . Waxase la yaab noqotay, sida ay ciidankayagii u adeegsanayeen hubka cul-culus oo haddana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha Degmada Boorama Oo Waxqabkiisa ka warramay Iyo Xildhibaannada...

Boorama, January 19, 2014 (Haatuf) – Guddoomiyaha goloha deegaanka Boorama Saleeban Xasan Xadi oo Dawlada Hoose ee degmada oo shir-jaraa’id ku qabtay Borama, ayaa ka waramay waxqabad uu sheegay inuu ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisal wasaaraha Somalia oo maanta Baarlamanka ka hor akhriyi doona...

Awdalpress – Mugdisho – Waxa maanta Golaha Baarlamaanka ee Soomaaliya la horkeeni doonaa barnaamijka siyaasadeed iyo qorshaha ay ku shaqeyn doonto xukuumadda cusub ee uu dhowaanta soo dhisay ra’iisul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawladda Somaliland maxaa uga qorshaysan dib u dhiska iyo baahida degaannada...

  Degaanka waxa laga qaadaa cashuur, waxa la gurtaa macdantiisa, waxa uu qayb weyn ka qaataa dhinaca wax soo saarka beeraha iyo xoolaha, waxana la qiyaasaa in ay ku nool yihiin xoolo aan ka yarayn 3...

View Article


Gudoomiyaha degmada Baki oo si adag u beeniyay in shirkado Ajnabi ah Macdan...

Awdalpress(Baki) 20 Jan, 14– Gudoomiyaha degmada baki Maxamed Aw Axmed Caateeye oo khadka telefoonka kula soo xidhiidhay shabakada wararka ee Awdalpress ayaa u sheegay inaanay jirin warar dhawaanahan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadweynaha afka reer Koonfureedka ku hadlaa, gebi ahaan kamay wada iman uun...

Koonfurta Somalia waxa ku nool dad aad u tiro badan, oo isaga kala yimid gobollada dalka Somalia iyo Somaliland, iyo weliba degaanno ka mid ah dawladaha dariska ah. Laakiin dadka aan aqoonta u lahayn...

View Article


Dhegayso: Waa taariikhdii waqtigii gobonimadoonka Somaliyeed iyo doorkii ay...

Dhegayso: Waa taariikhdii waqtigii gobonimadoonka Somaliyeed iyo doorkii ay ku lahaayeen reer Awdal iyo Xaaji Ibraahim Nuur oo ka waramaya..Arintan waxaan uGu talogalay Wadahalka Somalia iyo Somaliland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fannaanadda Nimco Yaasiin bal caawa ha naga tun saarka, waa heesteedii...

Dawee meesha iigu daran Walow ay durugsan tahay….. Nimco waa fannaanad dhawaqeedu ku dhex marayo, bal hadda nala dhageyso: Awdalpress.com

View Article

Daawo; Hidaha iyo Dhaqanka ka jiriray deegaanada Awdal iyo Nawaaxigeeda

Daawo; Hidaha iyo Dhaqanka ka jiriray deegaanada Awdal iyo Nawaaxigeeda

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live