Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Golaha wasiirrada, wasiirk ku xigeennada iyo wasiiru dawlayaasha Somaliya la magacaabay oo dhammaystiran hoos ka akhrista.

$
0
0

magacaabista dawladda AbdiweliAwdalpress  - Muqdisho – Golaha wasaaradaha Somaliya oo xalay la soo magacaabay ayaa si rasmi ah loo soo dhammaystiray, waxana usbuuca soo socda ansixin doona golaha baarlamanka Somaliya.

Hadalk haynta dawladdan la soo magacaabay ahaa ah tii ugu xiiso badnayd, taasina waxa ay muujinaysaa sida ay dadka Somaliyeed ugu baahan yihiin maamul dawladeed. Laakiin waxa shaki badani ku jiraa sida intii muddo ah looga gudbi lahaa xasillooni darrada iyo musuq maasuqa ku dhisan qaraabo kiilka iyo kal jeclaysiga.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles