Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhaw Codka Kalsoonida siiyay...

Awdalpress – Muqadisho – Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Daqiiqado yar ka hor waxa ay codka Kalsoonida siiyeen Xukuumada uu dhawaan soo dhisay Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo maanta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota reer Ali Kaahiye meel kasta oo ay ka Joogaan...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN…. Allaha u naxariistee Marxuum Saleebaan  Ali Kaahiye oo muddo ku xanuunsanayey  Magaalada Borama ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Borama ee gobolka Awdal....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ku socota dhammaanba eheladii marxuum Saleeban Cali Kaahiye oo ku...

Shalay oo bisha janaury ahayd 21 Janaayo, 2014 waxaa magaalada Borama ku geeriyooday Allaha u naxariistee Chief-Caaqil: SALEEBAAN CALI KAAHIYE. Dhamman dadka hoos ku qoran oo kala jooga dalalka CANADA...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somalia oo ka hadlay wadahadalka ay la leeyihiin Somaliland

Awdalpress – Mugadisho – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa ka hadlay wadahadallada u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Somaliland iyo weliba shirkadaha ammaanka ka shaqeeya ee ku sugan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maanso

Maansadan waxaan curshay ka dib markii aan helay warka ah in xukuumaddii la ansixiyey oo Baalamaanku kalsoonida siiyey. Midda aan dul istaagay ee maansada curinteeda igu dhalshay ayaa ahaa, in la yiri...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo: Xamda C/kariim Xasan Tarantoote iyo Mahdi Maxamed Daahir

Dhamaanba bahda shabakada wararka ee Awdalpress iyo dadka magacdoodu hoos ku xusan yihiin waxay tahniyad u dirayaan Meherka Mahdi Maxamed Daahir iyo Xamda C/kariim Xasan Tarantoote oo ka dhacay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khilaafkii Maamulka D/hoose oo soo laba kacleeyay iyo Duqa iyo Xoghayaha oo...

Awdalpress(Borama) 22 jan, 14– Khilaafkii u dhexeeyay Maamulka sare ee Golaha deegaanka ayaa dib u soo laba kacleeyay, ka dib markii khilaafkooda ay kala dhexgaleen Aqoonyahan iyo waxgarad ka soo jeeda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cheif Caaqil Sulaymaan Cali Kaahiye oo ka mid ahaa Madaxda dhaqanka ugu...

Cheif Caaqil Sulaymaan Cali Kaahiye oo ka mid ahaa Madaxda dhaqanka ugu waaweyn gobolada Somaliland oo maanta lagu Aasay Boorama..

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Itoobiya oo maanta si rasmi ah ugu biiray AMISOM

Awdalpress(Baydhabo0 22 Jan, 14–Xaflad weyn oo ku saabsan sidii ciidanka Itoobiya si rasmi ah loo hoos-gayn lahaa taliska ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta oo Arbaco ka dhacday xarunta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Xayaysiiska Companyga reer Awdal ee keena Gaadiidka Bajaajta iyo...

Daawo: Xayaysiiska Companyga reer Awdal ee keena Gaadiidka Bajaajta ee sida weyn loogu badhaadhay magaalooyin faro badan oo ka mid ah gobolada Soomaalida iyo Abwaanka Aaden Faarax..

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirrada oo la dhaariyay iyo Baarlamaanka oo lasoo xiray

Awdalpress – Mugadisho – Wasiirrada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu hordhaariyay baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo dhaarinta ay goobjoogayaal ka ahaayeen madaxweynaha Soomaaliya, Xasan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hoggaamiyihii Jarmal ka Bari Erich Honecker iyo Fidel Castro oo 1977 kii u...

Hoggaamiyihii  Jarmalka Bari Erich Honecker iyo Fidel Castro oo 1977 kii u dhagar-maleegaaya Soomaaliya Turjumaad: Maxamed Haaruun (mbiixi@gmail.com) Fiiro gaar ah: (Qoraalka aan halkan ku turjumay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Salal Oo Sheegay Inay Ka Tanaasuleen Mawqif Ay...

Awdalpress(Hargaysa) 23 jan, 14–Badhasaabkii hore ee gobolka Salal Maxamed Muuse Bucul ayaa sheegay in iyaga oo eegaya danta ummadda iyo qaranimadda Somaliland inay ka tanaasuleen mawqifkii beeshiisu...

View Article


Wasiir Warancadde Weedhihiisa Siyaasiga Iyo Guulwadaynta Ha U Kala Caddeeyo...

Awdalpress(Hargaysa) 23 Jan, 14–Wasiirka Daakhilga ee Somaliland Cali Warancade oo in badan siyaasada Somaliland ka muuqday mudo aad u dheer oo ku dhaw 20 sano, mudadaasna soo maray xilal kala duwan oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Warancadde oo tilaam ka bixinaya Caddaalad darrada ay Beesha Dhexe ka...

Daawo: Warancade oo tilaam ka bixinayaa Caddaalad darada ay Beesha Dhexe ka wado Somaliland iyo Caddaalad iyo Sinaan lagu gaadhi karo dawladnimo, Muxuuse ka Aaminsan yahay Khaatumo iyo..

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Masuuliyiin kale oo maanta gaadhay Garawe, si...

Madaxweynaha maamulka Jubba Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta ka degey garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe. Axmed Madoobe waxaa socdalkiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fidel Castro’s insight and reflection following his meeting with Siad Bare

German leader Erich Honecker and Fidel Castro conspiring against Somalia in 1977 Published: August 6, 2011 Description: Transcript of a meeting between East German leader Erich Honecker and Cuban...

View Article


Xaabsade halkuu ku dambeeyey, hadalkii ugu dambeeyey iyo dardaarankii uu...

Hadalkiisa waxa ka dhan dhamaysa qabiil sheeg, waxana uu carrabka ku dhufanayaa in ay isaga iyo Cadami isku yihiin Harti amma Daarood, oo ay labadooda uuni shirka dhex fadhiyaan. Oo dee reerku hadduu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caleema saarkii Madaxweynaha Cusub ee Abdiweli Gaas oo u dhacay si heer sare...

Awdalpress – Garowe – Xarunta madaxtooyada maamulka Puntland ee magaalada Garoowe waxaa xalay ka dhacday munaasabad ballaaran oo isugu jirtey caleema-saarka madaxda cusub ee Puntland iyo weliba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG Dagaal dhex maray ciidanka Puntland iyo dagaalyahannada Al Shabaab ee...

Awdalpress –  Boosaaso – Warar ay shabakadda awdalpress.com ka  heshay  ilo xog ogaal ah, ayaa sheegaya in dagaal xooggani uu dhexmaray ciidammada Puntland iyo Maleeshiyaadka ku duumaalaysta  Buuraha...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live