Beesha Habar Jeclo ee bariga Burco dega oo si xoog leh ugu soo qul qulaya...
Awdalpress – Burco – Siyaasiyiin, wax-garad, duqay iyo shakhsiyaadka horyaalka u ah Beesha Habar Jeclo Burco ee ay dadka qaar ugu yeedhaan Beesha Bariga Burco, ayaa si xad dhaaf ah ugu qul qulaya...
View ArticleDawladda Somaliya oo markii ugu horreysey caddaysey in ay Hub soo iibsanayso.
Awdalpress – Mogadisho – Madaxweynaha Soomaaliya oo wareysi siiyey laanta afka Somaliga ee idaacadda codka Maraykanka ( VOA ) ayaa waraysigiisa ku sheegay in ay hub ka soo iibsanayaan caalamka....
View ArticleMareykanka oo duqayn ku dilay xubin sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab
Awdalpress– 27 Jan, 14–Xubin sare oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab ayaa la dilay kaddib markii diyaarad looga shakisan yahay kuwa aan duuliyaha wadin ay gantaal ku ridday gaarigiisa, sida uu sheegay...
View ArticleTacsi ku socota Qoyska Maxamed Buraale oo ay dirayaan Gudoomiyaha Jaamacadda...
Tacsi ku socota Qoyska Maxamed Buraale oo ay dirayaan Gudoomiyaha Jaamacadda Camuud, Amb.Maxamed Sh Xasan iyo Aqoonyahan Geedi ..
View ArticleDaawo: Gudoomiyaha Golaha deegaanka Boorama oo ka hadlay markii u horaysay...
Awdalpress(Borama) 27 Jan, 14–Gudoomiyaha Golaha deegaanka ee degmada Boorama Sulaymaan Xassan Xaddi oo ka hadlay jid laami ah oo D/hoose ee degmada Boorama ay ka bilawday gudaha magaalada Boorama,...
View ArticleSarkaal sare oo ka tirsan Al Shabaab oo lagu dilay duqayn ay geesteen...
Awdalapress – Mogadisho – Sarkaal sare oo ka tirasan Al Shabaab magaciisana la yidhaa Ahmed Abdulqadir Amu oo lagu naanaysi jiray Isku dhuuq, ayaa la sheegay in lagu dilay magaalada Barawe ee gobolka...
View ArticleWAR LA HUBO: Dhex dhexaadintii Turkey loogu qabtay Somalia iyo Somaliland...
Awdalpress – London – Sida laga warqabo waxa dhawaan dalka Turkey lagu kulansiiyey laba wafdi oo ka ka kala socday Somalia iyo Somaliland. Kulankan oo lagaga hadlay arrimo siyaasadeed oo u jihaysan...
View ArticleGolihii Wasiirrada dawladda cusub ee Puntland oo la shaaciyey.
Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Mudane Abdiweli Gaas ayaa maanta oo bisha January tahay 28 sannadka 2013ka, ku dhawaaqay qaar ka mid noqon doona gobolihiisa wasiirrada cusub. Deeq Suleymaan...
View ArticleGuddomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo lagu eedeeyey in uu dambi ka galay...
Awdalpress – Hargeysa – Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Mudane Cali yuusuf Axmed ayaa Guddoomiyaha Golaha wakiilada Cirro ku eedeyey in uu jabiyey Dastuurka iyo xeerarka u...
View ArticleLooming Catastrophe: Somaliland Unemployed Youth
The progress, regress or outright destruction of any given society stems primarily from the manner in which each society enriches its youth by transmitting its respective culture; providing quality...
View ArticleXulka ciyaarta Xeegada Barafka lagu ciyaaro oo ay koox Somali ah iyo Japan...
Awdalpress – Mosko – Xulka ciyaaryahannada Xeegada ee Barafka lagu dheelo ayaa waxa ka qayb galay xulka ciyaaraha Xeegada Barafka oo aanay weli koox Afrikaan ahi hore uga qayb gelin. Waana...
View ArticleSh Daahir Aweys oo laga sii daayey Xabsi ku yaalla Muqdisho.
Awdalpress – Mugadisho – Tan iyo maanta duhurkii waxa magaalada Muqdisho la isla dhex wareegayaa in ay jiraan warar Sheegaya in Hogaamiyihii Ururkii Xisbul Islaam kana mid ahaa Saraakiisha sar sare ee...
View ArticleXusuus taariikheed ka hadlaysa maalmihii Inqilaabkii Millatari ka dhacay...
Waxan maanta idiin soo gudbinaynaa cajalad lagaga hadlayo, inqilaabkii ka dhacay dalka Somalia sannadkii 1969 ee ii Jaalle Mohamed Siyaad Barre uu xukunka dalka Somalia kula wareegay. Waxa aad ka bogan...
View ArticleWarar dheeraada oo ka soo baxaya dagaal degaanka Wanla weyn ku dhex maray...
Awdalpress – Muqadisho – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal Culus oo shalay ka dhacay Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ku dhax maray Ciidamo kawada tirsan Milatariga Soomaaliya....
View ArticleShaqaaqo iyo gadood ay shacabka reer Baydhaba ay ka hor sameeyeen Hoolka...
Awdalpress – Baydhaba – Ammaanka magaalada Baydhabo ayaa marba marka ka dambaysa sii xumaanaya, waxana ka jira kacdoon ay shacabka degaanku ka wadaan, kaasi oo keenay in Dowladda Somalia iyo taliska...
View ArticleMaxkamadda Hargeysa oo Ganaax Maaliyadeed ku xukuntay UNICEF
Khamiis, Janaayo 30, 2014 (HOL)-Maxkamadda Hargeysa, ayaa hay’adda UNICEF ku xukuntay inay magdhow siiso shaqaale u shaqayn jiray oo dacwad ka dhan ah hay’adaasi u gudbiyey maxkamadda. Guddoomiyaha...
View ArticleGabaygan la baxay Gurmad oo uu curiyey Abwaan Bashir Goth ayaa ku suntan...
Bishan 30keedii waxa ku beegnaa 30 guuradii maalintii ay diyaaradihii ciidammada Migistu ay sida xun u duqeeyeen dugsigii ay wax ku baranayeen carruurtii aan wax dambiya oo ay galeen aanay jirin....
View ArticleDuqeyntii Borama ee diyaaradaha Xabashida 30 kii January 1984. (By Mohamed...
Waxa ay aheyd subax Isniineed, 30kii January 1984. Xilligu waa jiilaal, dhulka oogadiisa oo dhan waxa ku shaqlanaa dhedo iyo ciiro ay soo jiiteen buuraha dhaadheer ee magaalada ku xeeran. Dadku nabad...
View ArticleSomalia oo raadinaysa in la kordhiyo qaadista cunno-qabateynta hubka
Awdalpress – Mogadisho – Madaxweynaha Somalia ayaa ka dalbaday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay kordhiyaan xilliga qaadista cunno-qabateynta hubka ee Soomaaliya oo horay u ahayd muddo hal sano...
View ArticleTragedy of a Music Icon and the Shame of a Nation ( By Bashir Goth )
ADDUUNYADA NIN DHOOFIYO Adduunyada nin dhoofiyo Ninkii deggan dhulkii hooyo Nin dhergiyo nin dhawr qaday Aan dheef hayan Dheddig iyo laboodbaa Hawli kama dhammaatee Qof waliba wixii...
View Article