Dawladda Somalia oo guddi qaban qaabo u diyaarisay aaska Marxuum C/risaaq X....
INNAA ILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Awdalpress – Minnesota – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, C/risaaq Xaaji Xuseen ayaa xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla gobolka Minnesota kaddib...
View ArticleMagaalada Balad-xaawo Qarax Khasaare Nafeed Geystay maanta ka dhacay.
Awdalpress – Balad-xaawo – Degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa gellinkii dambe ee maanta ka dhacay qarax miino oo saddex qof ay ku dhinteen, toddoba kalena ay ku dhaawacmeen, iyadoo sidoo...
View ArticleAnglo-Somali Society Meeting, Wednesday 26 February 2014
Anglo-Somali Society Meeting, Wednesday 26 February 2014 www.anglosomalisociety.org.uk 5.30pm for 6pm at the YMCA Indian Student Hostel, 41 Fitzroy Square, London W1T 6AQ The...
View ArticleWasiirka cusub ee wasaaradda Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah...
Awdalpress – Mugadisho – Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr.Abdirahman Dualeh Beileh ayaa shalay xilka Wasaaraddaasi kala wareegay Wasiirkii hore H.E. Fawzia...
View ArticleWAR DEG DEG AH: Reer Muqdisha oo ka arrinsanaya amniga Muqdisho oo...
Awdalpress – Muqadishu – Shir looga hadlayo ammaanka ayaa ka socda caawa magaalada Muqdisho; iyadoo howlgallo saf-ballaaran ah laga billaabay qaybo ka mid ah magaalada, kaddib madaafiic caawa lagu...
View ArticleMadaafiic iyo rasaas xoog leh oo caawa ka socota qaybo ka mid ah magaalada...
Awdalpress – Muqdisho – Duqeyn Culus oo Madaafiic ah ayaa caawa ku dhacday Degmooyin katirsan Gobolka Banaadir ,iyadoona madaafiicda badi ay ku daateen xaafado ku dhaw dhaw xarunta Madaxtooyada...
View ArticleRa’iisal wasaare Abdiweli oo maanta la kulmay hay’adaha Amniga u qaabilsan...
Awdalpress – Muqdisho – Ra’iisul wasaare Abdiweli Sheikh ayaa maanta la kulmay qaar ka mid ah madaxda ku shaqada leh hay’aadka amniga magaalada Muqdisho, madaxdii uu la kulmayna waxa ka mid ahaa...
View ArticleBanaanbax Rabshado Wata laguna boobay Ganacsato Soomaaliyeed oo ka dhacay...
Awdalpress – Mugadishu – In ka badan 50 Dukaan oo Kuwa Yaryar ah isla markaana ay lahaayeen ajaanib isugu jira Somalia,itoobiyaan iyo Bangaldesh Ayaa lagu boobay Ilaa Afar Tuulo oo Hoos Yimaada...
View ArticleWaxa aad maanta nala daawataan cajalad xambaarsan kulan aad xikmad badan ka...
Waa barnaamij aad u xiiso badan, oo ku saabsan Somalida Kenya oo soo dhaweyn u sameeye gabadh cajab leh, oo Xildhibaan ka ah Gobolka Geerisa. Bal hadda gabadhan xildhibaannadda ahi sida ay shaqadii loo...
View ArticleSomaliland: Dadweynaha Boorama oo ka cabanaya Baadhasho lagu hayo Caruurtooda...
Awdalpress(Borama) 04 Feb, 14–Waalidiinta dhalay Ardayda wax kabarata dugsiyada Hoose/Dhexe ee magaalada Boorama ayaa cabasho xoogan ka muujiyay lacago khasab lagaga qaadayo caruurtooda, lacagahaasi...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo Maddaarka Aden Cadde lagaga reebay ciidankii uu watay.
Awdalpress – Muqdisho – Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland ayaa maalintii shalay gaadhay magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia. Madaxweyne Abdiweli ayaa ujeeddada socdaalkiisu ahayd in uu ka...
View ArticleSir Culus: Dagaal cusub oo ka dhex bilowday Muqdisha iyo Hargeysa. Waa maxay...
Awdalpress – London – Intii muddo ahba waxa magaalada Muqdisho la isla dhex marayey in shacabka Somaliland uu dhibaato weyn ku hayo koonfurta Somalia. Waxana uu guddoomiyaha gobolka Banaadir marar...
View ArticleFAALIYAHA QARANKA IYO TV UNIVERSAL. Qalinka: M. Haaruun
Foolxumo iyo fadeexad aanay Somaliland iyo Madaxwayne Silanyo toona u baahnayn ayay dhawr nin abuureen. Alaylehe way abuureen, oo maanta meel la ga gaadho aan la helaynin. Dhawr qof oo ay ka mid yihiin...
View ArticleWAR CUSUB; Guddoomiyaha golaha shacabka Somaliland mudane Cirro oo wajihi...
Awdalpress – Hargeysa – Guddoomiyaha cirro ayaa laga hayaa, ‘ Carruur carruur aan lala ciyaarin baa jirta, xaafadda jaarka nala ahna waxa ku badan qalqaalliga’. Ereyadaasi oo laga hayo guddoomiyahu mar...
View ArticleFaallo xasaasi ah: Maamulka degaanka Degmada Borama oo aad loo dhalliilayo.
Tan iyo markii la doortay xildhibaannada Golaha deeganka Degmada Borama, oo hadda laga jooga muddo hal sano iyo bilo ah. Golahan oo u badan dhalinyaro. Sababta ay da’yartaasi ku timidna ay ahayd,...
View ArticleGuddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland oo shan xildhibaan ka saaray...
Awdalpress – Hargeysa – Guddoomiyaha golaha Baarlamanka Mudane Cirro ayaa maanta soo saaray sharci uu shan xildhibaan kaga saarayo guddiga joogtada ah. Shantan xubnood oo la sheegay in...
View ArticleMooshinka Baarlamanka Somaliland uu maanta yeeshay, Madaxweyne Ahmed...
Awdalpress – Hargeysa – Xummada siyaasadeed ee dhex maaxanaysa xukuumadda Ahmed Siilaanyo iyo garabka Cirro ee golaha Baarlamanka Somaliland, ayaa habeennadaba cirka ku shareerraa. Wararka na soo...
View ArticleMr Gury, Mr Dahir and the Radio
When Abdi Deeqsi( Abdi Sinimo) had his truck broke down in the middle of the Giriyad desert , near Zeila, he could have been bored when he began to softly tap with his fingers on a empty drum as well...
View ArticleGoormaa Inqliaabku ka dhacey Somaliland ?
Ummaddu waxey codkooda siiyeen madex-weyne Siilaanyo in uu hogaamiyo muddo shan sano ah oo ka bilaabaneysey Bishii June 2010. Muddadaa siilaanyo madaxa ahaa waxa ku gadaamnaa shaki...
View ArticleTacsi ku Socota qoyska reer Warsame Nageeye Geeridii ku timid Xaaji Daauud...
Innaa lilaahi wa Innaa ilayhi Raajicuun, Dhamaanba Qoyska reer Sh Cumar Good oo kala jooga dalka Gudihiisa iyo dibadiisaba waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska iyo Qaarabada Alaha U Naxariistee...
View Article