Awdalpress – Hargeysa – Guddoomiyaha golaha Baarlamanka Mudane Cirro ayaa maanta soo saaray sharci uu shan xildhibaan kaga saarayo guddiga joogtada ah. Shantan xubnood oo la sheegay in ay sexeexeen ballan qaad lagu dhimayo awoodda golaha wakiillada uu ku leeyahay guddoomiye Abdirahman Cirro.
Xildhibaannadan shanta ah ayaa kala ah:
1. Ahmed Barkhad Obsiye ( Abtiyo )
2. Ibrahim Carraale Abdi
3. Cali Mohamed Abdi
4. Abdillaahi Xuseen Cige ( Balaki )
5. Ahmed Farah George
Shantaasi xildhibaan ayaa la sheegayaa in uu saaka guddoomiyaha wakiilladu ka saaray guddiga joogtada ah.