Ciidamadda Booliska ee Xariirad oo xidhay Weriye u shaqeeya Universal iyo...
Awdalpress(Saylac) 09 Feb, 14–Ciidamada Amaanka ee degmada Saylac ayaa ku xidhay saldhiga Booliska ee magaalada Xariirad ee degmada Saylac weriye Cabdisamad Maxamed C/laahi oo u shaqayn jiray Tvga...
View ArticleTacsi ku socota reer xaaji Daud Warsame Nageeye oo ay dirayaan reer Sh. Omer...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Haddii aan nahay reer Sh. Omer Goth meel kasta oo aan kalajoogno, waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii Marxuum Xaaji Daud Allaha naxariistii janno...
View ArticleTacsi ku socota reer Xaaji Daud meel kasta oo ay joogaan.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. DR Mohamed Dirir iyo xaaskiisa, Abdillaahi Colhaye iyo xaaskiisu waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaanba reer Xaaji Daud iyo reer Warsame Nageye meel...
View ArticleTacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii uu ka baxay marxuum Xaaji Daud...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxa dhammaanba dadka hoos ku qorani ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Xaaji Daud Warsame Negeyeh. Oo maalintii shalay ahayd...
View ArticleFadhigii golaha wakiiladda oo qalaalaase galay, cirro xidhay iyo sadex...
Awdalpress(Hargaysa) 09 Feb, 14–Fadhigii golaha wakiilada ayaa galay xaalad qalalaase ah,taasoo Ka dhashay kadib markii xildhibaano ka tirsan golaha oo ka soo horeeda guddoomiye cirro u gudbiyeen sadex...
View ArticleDaawo:Suldaan Saleebaan Cali oo dhawaaq Qaylo dhaan ah kaga hadlaya...
Daawo:Suldaan Saleebaan Cali oo dhawaaq Qaylo dhaan ah kaga hadlaya dhibaatada haysata Caruuro ku xidhan Jeelasha..
View ArticleNinka lagu magacaabay Guddoomiyaha Madasha wada tashiga oo ka hadlaya muranka...
Guddoomiyaha Kooxda iksu tilmaantay Madasha wada Tashiga oo ku rifaya dawladda, kuna eedaynaya in ay dalkii qas gelisay, oo golihii Baarlamanka ku eedeeyey in ay Laaluush qaateen, halkan ka dhegeyso....
View ArticleWasiir Xirsi Xaaji oo si ragannimo leh isaga difaacay eedo ay u soo jeediyeen...
Mudane Hirsi Haaji ayaa in maalmahanba waxa uu iska kari la’aa, niman u soo cumaamatay caydiisa isla markaana ku eedaynaya arrimo sharci ahaan dambi ah, laakiin waxa uu wasiir Hirsi si hufan u...
View ArticleFaro Fiiqfiiqa Baarlamaanka ka soo ifbaxayaa maaha in Fooda la is darayo...
Baarlamaanka Somaliland waxaa maalmahan ka jira buuq iyo in gacmaha la isa saaro, Arintan ayaa dhacday labadii maalmood ee u dambaysay, waana xaalad ku ugub ah saaxada siyaasada ee Somaliland, tan iyo...
View ArticleQarax maanta ka dhacay magaalada Moqadisho oo lagu fuliyey Baabuur walxaha...
Awdalpress – Muqadhisho – Waxaa Goordhaw Qarax aad u xooggan lagana maqlay qeybo badan oo ka mid ah Magaalada Muqdisho uu ka dhacay iridka hore ee Hotelka Oriental oo ku yaala Magaalada Muqdisho....
View ArticleXaaji Abdi waraabe oo soo af-jaray khilaafkii Xildhibaanada Somaliland
Awdalpress – Hargeysa – Guddi uu hormood ka yahay Xaaji Abdi Waraabe ayaa maanta soo af-jaray khilaafkii golaha Wakiillada Somaliland. Halkan ka daawo: Awdalpress.com
View ArticleSIR CULUS; Borama waxa ay fahamtay ee Hargeysa iyo Burco fahmi la’yihiin...
Awdalpress – Borama – Maalmahan waxa aan la soconnay in siyaasadda Somaliland iyo sheekadeedu ay cirkaa maraysay, laakiin dad badan ayaan fahmin sida ay wax yihiin. Dadka siyaasadaha gobolka u dhuun...
View ArticleXASUUQ ma Xeelad Siyaasadeedbaa mise Macnaha Erayga Somaliland ma Fahmin
Tan iyo Mudadii ka dambaysay shirkii wadahadalka ee Somaliland iyo Soomaaliya ku dhexmaray Turkiga waxaad moodaa in lagu muransan yahay macnaha Af Soomaali ay ku yihiin laba Erey oo ka mid ah luqada...
View ArticleDad lagu eedeeyay in ay ka tirsanyihiin Al-Shabaab oo maanta xukunno kala...
Awdalpress – Garawe – Maxkamadda Ciidammada Millatariga ee Maamulka Puntland ayaa maanta xukunno kala duwan waxa ay ku ridday rag lagu eedeeyay in ay katirsan yihiin Xarakada Al-Shabaab oo falal...
View ArticleWAR DEG DEG AH; Duqeyn Culus oo Xiligaan kusocoto Qeybo badan oo kamid ah...
Awdalpress – Muqadisho – Duqeyn Culus oo Madaafiic ah ayaa xilligan ka dhacaya degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, iyadoona madaafiicda badi ay ku daateen xaafado ku dhaw dhaw xarunta Madaxtooyada...
View ArticleWaraysi xiiso badan oo Dr. Ahmed I Samatar uu kaga warramay arrimo badan oo...
Awdalpress – London – Prof. Ahmed Ismail Samatar ayaa dhawaan waxa lagu waraystay dalka The Netherland. Waxana uu ka warramay arrimoo badan oo ay ka mid tahay Somaliland, Somalia iyo Maamul goboleedka...
View ArticleRa’iisal Wasaaraha Somalia iyo Wasiirkiisa Arrimaha Dibadda oo booqasho rasmi...
Awdalpress – Addis Ababa – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Abdiweli Sheikh Ahmed oo oo uu weheliyo wasiirkiisa Arrimaha Dibadda Dr Abdirahman Beyle, ayaa booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Addis...
View ArticleXasuuqii Wagala ee Somalida Kenya lagu sameeyey 30 sano ka hor ayaa magaalada...
Awdalpress – Wajeer – Magaalada Wajeer waxaa lagu dhisay taallo lagu xasuusan doono xasuuqii Wagala ee “boqolaalka ruux” ay ku dhinteen. Soddon sano ayaa ka soo wareegtay wakhtigii “kumanyaal ruux” oo...
View Article