Awdalpress – London – Prof. Ahmed Ismail Samatar ayaa dhawaan waxa lagu waraystay dalka The Netherland. Waxana uu ka warramay arrimoo badan oo ay ka mid tahay Somaliland, Somalia iyo Maamul goboleedka Somaliyeed ee Puntland. Sidoo kale waxa uu wax ka taabtay, wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Somalia oo ah aqoon yahan aad u culus, isla markaana uu sheegay in ay isku xaafad yihiin. Aqoon dheerna uu u leeyahay iyo sababta loogu doortay xilkan.
Halkan ka dhegeyso
Awdalpress.com