Dawladda Turkey maxay u joojisay lacagtii joogtada ahayd ee bilwalba ay siin...
Awdalpress – Muqdisho – Si’aashan ayaa ah mid ay dad badani is weydiiyeen markii ay saxaafadda kala kulmeen warkan hoos ku qoran: Dowladda Turkiga ayaa joojisey taageeradii tooska ahayd ee ay ku kabi...
View ArticleCali Geeddi oo ahaa ra’iisal wasaarihii hore ee Somalia ayaa maanta ka mid...
Awdalpress – Mugadisho – Ra’isal Wasaarihii hore ee Somaliya Cali Maxamed Geedi kana mid ahaa siyaasiyiinta sida weyn u mucaaradda Dowladda Somaliya ayaa maanta waxa uu ka soo dhex muuqday...
View ArticleBarnaamij xog badan xambaarsan oo TVga Kalsan laga sii daayey.
Barnaamijkan oo xog badan xambaarsan nala dhegyso oo daawo. Awdalpress.com
View ArticleKhilaafkii golaha shacabka Somaliland oo soo laba kacleeyey iyo xildhibaanno...
Khilaafkii golaha Baarlamanka Somaliland oo weli taagan iyo mas’uuliyiin ka hadashay. Halkan ka daawo. Awdalpress.com
View ArticlePuntland oo la diiwaan-gelinayo hantida madaxda maamulka
Awdalpress(Garawe)- 18 Feb, 14–Mas’uuliyiinta maamulka Puntland ayaa markii ugu horreysay isku raacay diiwaan-gelinta handida madaxda dowlad goboleedka. Shirka golaha wasiirrada maamulka Puntland ee...
View ArticleMarkab casri ah oo laga leeyahay Faransiiska oo ka howgeli doona dekedda...
Awdalpress(Muqdisho) 18 Feb, 14–Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo bandhigay markab casri ah oo laga leeyahay dalka Faransiiska, kaas oo la sheegay in uu rarka ka soo qaadi doono...
View ArticleSomaliland oo qabatay markab kalluumeysi oo Masar laga leeyahay
Awdalpress(Saylac) 18 Feb, 14–Ciidanka badda ee maamulka Somaliland ayaa gacanta ku dhigay markab kalluumaysi oo la sheegay in laga leeyahay dalka Masar, kaas oo lagu eedeeyay inuu si sharci-darro ah...
View ArticleTacsi ku socota: Qoyska reer Sh Muxumed Faarax oo Hooyadood ku Geeriyootay...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN; Dhamaanba Qoyska reer Sh Cumar Good oo kala jooga dalka gudihiisa iyo Dibadiisa waxay Tacsi u dirayaan Qoyska reer Sh. Muxumed Faarax oo Hooyadood MARYAN CUMAR...
View ArticleGaraad waxa uu ku gafay xuquuqdii ummaddiisa, hadalka uu ku hadlayna waa mid...
Bishii February 4teedii sannadkii 1991dii waxa magaalada Dilla, Idhan, Qallooc, Jaaraahoroto, Geed-Diqsi, Tulli, Gorayacawl, Walaalgoo, Borama, Baki illa gubanka iyo baadiyaha u dhexeeya ka dhacay...
View ArticleSIYAASIYIINTA REER AWDAL MAXAA BADANKOODA SIDAN U GARTAY ? Kaiser Ali
Siyaasada gudaha ma ahin mid aan aad u xiiseeyo oo aan wax badan kala socdo waayo xaqiiqdaSiyaasada iyo siyaasiinta guud ahaanba Somalida, ta Somaliland iyo ta kuwa reer Awdalba waan ka wada...
View ArticleQM: 850,000 Soomaali ah ayaa u baahan gargaar deg-deg ah
Awdalpress- 19 Feb, 14–Ku dhowaad hal milyan oo Soomaali ah ayaa u baahan gargaar deg-deg ah, sida uu warbaahinta u sheegay agaasimaha howlaha bini’aadannimada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...
View ArticleTaliyaha Milatariga Somalia Oo Sheegay In Al-shabaab Hubka Ka Hesho Kooxda La...
Awdalpress(muqdisho) 19 Feb, 14— Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Guddida Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka cunaqabataynta hubka ee Somalia iyo Eriteria ay iyagu hubka siiyaan ururka...
View ArticleGolaha Guurtida Oo Maanta Ku Dhawaaqaya Go’aanada Ay Ka Soo Saareen Khilaafka...
Awdalpress(Hargaysa) 19 Feb,14–– Golaha Guurtida Somaliland ayaa la sheegay inay maanta si rasmiya ugu dhawaaqi doonaan go’aanada ay ka soo saareen ergadii dhexdhexaadinta khilaafaadka golaha Wakiilada...
View ArticleTacsi ku socota Reer Sh,Muxumed faarax
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN: Dhamaanba dadka Hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan Qoyska reer Sh.muxumed Faarax oo hooyadood Maryan Cumar ku geeriyootay magaalada Boorama, laguna Aasay...
View ArticleWar degdeg ah Dhegayso: Wasiir Shaqada iyo Arimaha Bulshada Somaliland Garaad...
War degdeg ah Dhegayso : Wasiir Shaqada iyo Arimaha Bulshada Somaliland Garaad oo Raaligelin ka siiyay reer Awdal Erey uu hore u yidhi.. Dad badan oo lagu Xasuuqay Deegaano ka mid ah Awdal wey...
View ArticleXaafado ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa lagu arkay Libaax baxsad ah ,Cabsi...
Awdalpress – Muqdisho – Libaaxa ayaa ka soo fakaday goob lagu xanaaneeyay oo ku taala Xaafada Warshada Caanaha ee Degmada Hodan ayaa cabsi geliyey dadka ku nool xaafadaha xeradaa ka ag dhaw, waxana la...
View ArticleGuddoomiyihii guddiga ka kooban Asxaabta dalka Britain Mudane Tony Baldry...
Awdalpress – Muqdisho – Dad badan oo reer Somaliland ah isla markaana si weyn isugu hawla arrimaha Ictiraaf raadinta Somaliland ayaa waxa niyad jab ay ka qaadeen markii Mudane Tony oo ka tarisan...
View ArticleDooddii golaha baarlamanka Somaliland ayaa ku guuleystey?
Sideedaba dawladi ciyaar ciyaar maaha. Weliba dawladda dadkeeda taageero ka haystaa maaha safaad. Malaha intaasi ayuu warkuba ku dhan yahay. Bal aan hoos u dhaadhacno. Awdalpress – Hargeysa – Ma xog...
View ArticleQaraxyo ka dhacay Muqdisho maanta iyo musawirra dadkii weerarka geystay oo...
Awdalpress – Mugadisho – Xarunta Madaxtooyada ee loo yaqaan Villa Somalia ayaa goor dhaweyd oo ku beegnayd wakhtigii salaadda Jimcaha laga maqlay qarax iyo rasaas xooggan. Wararka illaa immiga ka...
View ArticleLaba nin oo Alshabaab ku sheegtay in ay Muslimeen, laakiin la sheegay in ay...
Awdalpress – Muqdisho – Masjid weyn oo ku yaalla Degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose ayaa maalintii shalay lagu bandhigay in laba nin oo Kenyan ahi qaateen diinta islaamka, kuwaasi oo mudo gacanta ugu...
View Article