INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN; Dhamaanba Qoyska reer Sh Cumar Good oo kala jooga dalka gudihiisa iyo Dibadiisa waxay Tacsi u dirayaan Qoyska reer Sh. Muxumed Faarax oo Hooyadood MARYAN CUMAR caawa ku geeriyootay magaalada Boorama, Isla markaana maalinta Beri ah lagu Aasi Doono Xaabalaha magaalada Boorama, In Ilaahay Samir iyo Iimaan ka siiyo Qoyskii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay Marxuumadu, Ilaahayna waxaan uga baryaynaa in uu Janaddii Fardawsa ka Waraabiyo.. Aaaaaaaaammmmmmmmmmmiiiin