Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jidka isku Xidha Dilla iyo Borama oo la soo gabagabeeyay+

Jid Laami ah oo isku xidha magaalooyinka Dilla iyo Borama oo mudo labo sano ah uu socday dhismihiisu ayaa maanta soo gabagaboobay,  Dhismaha jidan oo ay iska kaa dhadeen qurbajooga, ganacsatada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al Shabab: A Menace to World Peace, Not Only Somalia ( By Bashir Goth )

The latest terrorist attack on Somalia’s presidential palace comes less than 10 days from another daylight suicide attack on a UN convoy near Mogadishu’s airport. Somalia’s government may call it a...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Asalka Alshabaab iyo unugga Argagixisada!

Islaamkii dhawaangalka ahaa, ee Waddanka soo gaaray dhammaadkii siddeetameeyadii iyo horraantii sagaashameeyadii, wuxuu dhaliyey dhaqanguur iyo dhalanrog aad u baaxad weyn, oo saameeyey dhammaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War deg deg ah : Dibad bax lagaga soo horjeedo Al Shabaab oo ka socda...

Awdalpress – Muqdisho – Maagaalada Muqdisha waxa ka socda dibad bax ballaadhan oo lagaga soo horjeedo Xarakada Al-Shabaab iyo falalka argagixiso ee ay ka waddo dalka,  waxana xilligan fagaaraha beerta...

View Article

Dawladda Somalia oo guddi u saartay baaritaankii weerarkii Villa Somalia

Awdalpress(Mogadisho) 23 Feb, 14–Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo shalay fadhi ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdisho ayaa ka dooday arrimaha amniga waddanka gaar ahaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

R/Wasaare Cabdiweli Sheekh oo ka qeyb-galay dibadbax ka dhan ah Al-Shabaab

Awdalpress(Muqdisho) 23 Feb.14–Raysul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta oo Axad ah ka qeyb-galay dibadbax lagu taageerayay nabadda, loogana soo hor-jeeday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallo:Guddiga loo magacaabay turxaan bixinta khilaafka xisbiga KULMIYE ee...

Haddaba maxaa si? ! ah tanise ma ka mid tahay sababaha ay dadka reer Awdal weli u fahmi la’ yihiin nidaamka Somaliland iyo sababta uu u saxmi la’ yahay habka saami qaybsigu ee maamullada Somaliland ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxa aad nala daawataan ama dhegeysataan sida ay hawshii Qaraxii Masjidka...

Awdalpress – Muqdisho – Hankan waxa aad ka dhageystaan sidii uu qaraxo uga dhacay Masjidkii ku yaallay Madaxtooyada Somalia. Iyo sheekada oo la yaab leh. Waxana muuqata in uu Madaxweynaha Somalia ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warkii caawa ka baxay Somali Channel oo xiiso leh nala daawo.

Halkan ka dhegeyso warkii caawa ka baxay Somali Channel. Awdalpress.com

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al Shabaabkii Madaxtooyada soo galay halkay soo mareen? Sir Culus oo xaafado...

Awdalpress – Muqidisho – Xaafado ka baxsan xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaa ku yaalla goobo dadka iyo gawaadhida lagu baadho,  balse qaar ka mid ah dadka degan xaafadihii ay soo qarda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waraysi aad u daran oo Somali Channel ay la yeesheen Cali Waran Cadde oo...

Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu Abdikarim Cali Kaar la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland. Halkan ka daawo: Awdalpress.com

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Farriin Culus : Qoraalkan guji oo akhri. Dawladda Somaliyana u gudbi amma...

Hordhac Waxan ahay muwaaddin Somali ah,  laakiin aan ku noolayn dhulkiisii, uma jeedo degmadaydii, laakiin waxan u jeedaa guud ahaanba degaanka Somaliyi degto. Waxa aan ka damqadaa, xanuunka dadkayga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

50,000 oo carruur Soomaali ah ayaa khatar ku jira, Qaramada Midoobay ayaa tiri

Awdalpress(Muqdish) 25 Feb, 14–Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay deeq-bixiyeyaasha inay fuliyaan ballan-qaadyadii gargaarka ee ay u sameeyeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

M/weynaha Puntland oo kulamo la qaatay Madaxda Ethoipia Safarna ku yimid Jigjiga

Awdalpress(Jigjiga) 25 Feb, 14–Madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo maalmahan booqasho ku jooga dalka Ethiopia ayaa maanta ka hadlay kulamo uu la yeeshay madaxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Siyaasi reer Awdal ah oo sheegay in Xisbiga Kulmiye ka laalaaban Doono...

Daawo: Siyaasi reer Awdal ah oo sheegay in Xisbiga Kulmiye ka laalaaban Doono Galbeedka hadii ay ka noqon waayaan Go’aanka ay soo saareen gudida dhexdhaaxidta ee xisbiga kulmiye..

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Ma jiraan Xildhibaano Boobay lacagta cashuurta D/hoose ee Boorama,...

Daawo: Ma jiraan Xildhibaano Boobay lacagta cashuurta D/hoose ee Boorama, Khilaafkii xubnaha Golaha deegaanka waan soo Afjarnay.. G/xigeenka G/Awdal Cabdi Nuur..

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo saxeexday heshiis iskaashi

Awdalpress(Muqdisho) 26 Feb,14–Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Arbaco ku saxiixday magaalada Muqdisho heshiis ay ku xoojinayaan xiriirka iyo iskaashiga ay leeyihiin....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddomiyihii Gobolka Banaadir Mudane Tarsan oo laga qaaday xilkii iyo wiil...

Awdalpress – Muqdisho – Wiil da’ yar oo lagu magacaabo Nuunow, oo dhashay sannadkii 1972kii, shaqadana ku bilaabay darajo faalsa ah oo Gaashaanle dhexe ah ayaa loo magacaabay guddoomiyaha maamulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaalkii Al Shabaab ku qaadday Madaxtooyada Somalia oo ay ceebi ka raacdday...

Awdalpress – Muqdisho – Warar ka imanaya Madaxtooyada Somalia oo dad xog ogaal ahi na soo gaadhsiiyeen ayaa sheegaya in markii dagaalyahanada Al Shabaab oo miinaysani soo galeen gudaha Madaxtooyada....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Ammaanka ee QM oo ka shiraya Amniga Somalia iyo AMISOM ayaa waxa ka...

Awdalpress – Mugadishu – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan ka yeelanaya toddobaadka soo socda ammaanka Somalia iyo howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM oo dowladda Somalia ka caawinaya...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live