Jid Laami ah oo isku xidha magaalooyinka Dilla iyo Borama oo mudo labo sano ah uu socday dhismihiisu ayaa maanta soo gabagaboobay, Dhismaha jidan oo ay iska kaa dhadeen qurbajooga, ganacsatada ,dhamaanba bulshada reer Awdal Salal iyo Xukumada Somalilandwarkii oo dhan hoos ka daawo
↧