Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi ku socota reer xaaji Daud Warsame Nageeye oo ay dirayaan reer Sh. Omer Goth

$
0
0

tacsiINNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Haddii aan nahay reer Sh. Omer Goth meel kasta oo aan kalajoogno, waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii Marxuum Xaaji Daud Allaha naxariistii janno ha ka waraabiyo iyo dhammaanba ummadda ballaadhan ee uu ka baxay. Waxa la og yahay in uu ka mid ahaa haldoorkii Somaliland gaar ahaanna gobollada Adal. Taariikhdii qiimaha lahayd ee uu lahaana waa mid aan la illaabi doonin. Waxana uu ahaa shakhsi sharaf iyo karaamo ku leh ummaddiisa. Dhammaanteenna waxan Ilaahay innooga baryayaa in uu samir iyo iimaan innaga siiyo, gaar ahaanna ehelkiisii uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aammiin

Bashir Goth


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles