Waa barnaamij aad u xiiso badan, oo ku saabsan Somalida Kenya oo soo dhaweyn u sameeye gabadh cajab leh, oo Xildhibaan ka ah Gobolka Geerisa. Bal hadda gabadhan xildhibaannadda ahi sida ay shaqadii loo doortay uga soo baxday iyo sida xildhibaannada Somaliyeed ugu rafanayaan qabyaalad isu eega.
Cajaladdu way dheer tahay, waxase ay xambaarsan tahay aqoon badan iyo fikrado badan oo ku dayasho mudan, dadka ka hadlay iyo gabadha la soo dhaweynayaaba waa kuwo ku cajab gelin doona. Ee nala daawo.
Awdalpress.com