Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wasiiradii oo goordhaw la magacaabayo, muran jira iyo wasiirka arrimaha dibadda oo Dr. Abdirahman Beyle loo magacaabayo.

$
0
0

breaking-news2Awdalpress – Mugadisho – Xaalka ayaa caawa ah mid aad u kacsan waxa goor dhow lagu wadaa in si rasmi ah loogu dhawaqo Magacyada wasiirada qabanaya Wasaaradaha dalka. Waxase jira warar ku tiri ku teen ah oo sheegaya in caawa uun ra’iisal wasaaraha loo meeriyay magacyada wasiirrada noqonaya, kiyada oo gabi ahaanba laga tir tiray magacyadii uu isagu soo xulay halka lagu badalay Magacyo uu watay Madaxweynaha.

 

Sidoo kale Rasul Wasaaraha ayaa Caawa aad ugu Fajacsan Xaalka ka socda Madaxtooyada Dalka Soomaaliye ee Magaalada Muqdisho Waxaana  Sawir Laga Soo Qaaday Ra’isul Wasaare Cabdiweli xilli uu ku Sugnaa Qol ka mid ah Qolalka Madaxtooyada

Bal Daawo Sawirkaana Maxaana Kaaga Baxaya Bal Adigu Isku Jawaab Waxaan Filayaa In aad Jawaab wanaagsan Heli Doonto Insha Allah.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles