Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Mudane Abdi M Omer oo Jaaliyadda degmada Aw Barre ku qaabilay magaalada London.

$
0
0

photoAwdalpress – London – Maalintii shalay ahayd ayaa madaxweynaha Ismaamulka Somalida ee Itoobiya uu kulan fool ka fool ah si gaar ula yeeshay qaar ka mid ah odayada jaaliyadda degmada Aw Barre ee ku nool dalka Ingiriiska.

photo (1)photo (2)

Kulankan ayaa ahaa mid uu Madaxweynuhu si kalgacalo leh u qaabilay odayada jaaliyadda Aw Barre. Waxana ay ka wada hadleen habsami u socodka degaanka Somalida iyo Madaxweynaha oo si aad u faah faahsan uga warramay waxqabadka Maamulkiisa.

photo (1)

Odayada Madaxweynaha la kulmayna waxa ay talo ka bixiyeen arrimo badan oo horumarka degaanka ka socda. Aad iyo aadna waxa ay ugu mahadnaqeen sida fiican ee taariikhda gashay ee uu Madaxweyne Abdi Omer uu ugu shaqaynayo dadkiisa iyo dalkiisa.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles