Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dagaal ka ka socda deegaanka Sh Awaare ee degmada Saylac oo u dhexeeya Beelo halkaasi wada dega

$
0
0

Awdalpress(Saylac) 16 jan, 14– Dagaal ayaa ku dhexmaray manta gelinkii hore deegaanka Sh Awaare tuulo ka tirsan oo leh ceel biyood biyaha laga cabo oo la yidhaa Hooroone beelo deegaankaasi wada dega, Beelahaasi oo ah Beelaha B/celi(Samaroon)  iyo reer kuul(ciise)..

Ilaa iyo hada waxa la sheegayaa inay sadex qof ku dhaawacmeen, Gudoomiyaha degmada Saylac Xuseen Iidle ayaa u xaqiijiyay dagaalka iyo dhaawaca Shabakada Awdalpress.

Ilaa iyo hadana maamulka Somaliland wax gurmad ciidan ah uma dirin dadka halkaasi ku dagaalamaya, lamina garanayo sababta keentay colaada deegaankaasi.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles