Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Aragtida dadweynaha Boorama qaarkood ka bixiyeen Doorashadii ka...

Daawo: Aragtida dadweynaha Boorama qaarkood ka bixiyeen Doorashadii ka dhacday Puntland iyo hambalyada M/weynaha Cusub ay u dirayaan..

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horumarka ay Somaliland ka gaadhay dhinaca wacyiga iyo saxaafadda waxa kuu...

Dulmi doonow …….dulmi diidaan aragnee Dulmi diidow ……dulmi doonaan aragnee Awdalpress.com

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii Ugu Dambeeyay Marxaladaha ay mareyso Magacaabista Golaha Wasiirada...

Maalinimo Khamiis ah 12kii bishii December ee Sannadkii tegay 2013 ayey aheyd markii Madaxweynaha soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud uu Ku dhawaaqay wasiirka koowaad ee dolwada federaalka soomaaliya oo...

View Article

Nagula nasta Ruwaayaddan qosolka leh.

Awdalpress.com

View Article

Ingiriiska iyo Nigeria oo heshiis ku gaadhay in ay Maxaabbiista is-weydarsadaan

Dawladaha Ingiriiska iyo Nigeria ayaa maalintii shalay ahayd qalinka ku duugay heshiis oggolaanaya in ay dhexdooda is weydaarsadaan maxaabiista u kala dhalatay labada dal.   Awdalpress – London – Tani...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qabawga daran ee Yurubta galbeed ka dhacaya xilligan oo wiil Somaliyeed oo...

Awdalpress – Norwey – Wiil Soomaaliyeed oo magaciisa lagu sheegay Nuur Cabdulaahi Aadan ayaa Kaamkii uu ku jiray ka baxsaday ka dib markii loo diiday sharcigii uu dalka  ku joogi lahaa ee qaxootiga,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr. Abdirahman Ducale Beyle una dhashay gobolka Awdal oo ka midnoqonaya...

Awdalpress – Muqdisho – War naga soo gaadhay ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Dr. Abdirahman Beyle oo ka mid ah directors-ka African Bank oo xafiiskiisu yahay Tunis uu ka mid noqonayo wasiirrada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khilaafka Maayarka iyo Maayar ku Xigeenka Boorame oo Xoogeystay

Awdalpress – Borama – Iyada oo inta badan goleyaasha deegaanka ee sannadkii hore la doortay laga dayrinayo shaqadooda ayaa waxaa weli taagan murankii u dhexeeyay maayar iyo maayar xigeenka degmada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Booqashadii Dhulka Gadabuursiga Ee Gaanshaanle R.G.Edward Lecs uu ku tegey...

Arrin Xiisa Leh Oo Ku Saabsan Booqasho Sargaal Reer Kanada Ahi, Dhawaan Ugu Baxay, Qabiil ( Gadabuursi )  yaab Leh. Bilowgii  Octoober sannadkii 1903, ayey boqortooyada Ingiriisku amar ku soo saartay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danjire Nicholas Kay oo ka digay in la carqaladeeyo Amniga Puntland

Awdalpress – Mugadisho – Ergayga Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa sheegay in doorashadii Puntland ay ahayd mid ku dayasho mudan oo ku dhacday si nabadgalyo ah, isagoo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nala dhegeysta oo nagula nasta heestan macaanka badan, ee uu laxankeeda...

Thanks weriyge Calasow. Awdalpress.com

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War deg deg ah: Wasiirka Arrimaha dibadda ee dawladda Somalia oo loo...

Awdalpress – Mogadisho – Ololaha siyaasadeed ee ku wajahan dawladda loo soo dhisayo Somalia, ayaa maraysa wakhti gaba gabo, waxana usbuucan la filayaa in si dhammays tiran uu ra’iisal wasaare Abdiweli...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Digniin halis ah oo ku socota Soomaalida isticmaasha Adeega Shirkadda Google

Awdalpress – London – Shirkada caanka ah ee google ayaa soo saartey qaab cusub oo eey u isticmaaleeyso xayeeysiinadeeda iyadoo adeegsaneeysa sawirada ciwaanka shaqsiga taasoo markii hore qofka eey gaar...

View Article


Xildhibaanno mooshin ka keenay soo celinta wasiirradii hore

Awdalpress – Muqdisho – Xildhibanano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa gudbiyay mooshin looga soo hor-jeedo in xukuumadda cusub lagu soo celiyo xubno ka tirsanaa wasiirradii xukuumaddii hore ee...

View Article

50 jidgooyo oo sharci-darro ahaa oo laga qaaday saddex gobol oo Koonfurta...

Awdalpress(Muqdisho) 12 Jan, 14–Ku dhowaad 50 jidgooyo oo gaadiidka lacago baad ah looga qaadi jiray ayaa maanta laga qaaday waddoyinka isku xira gobollada Banaadir, Shabeelaha Hoose iyo Baay....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War deg deg ah: Badhasaabka gobolka Awdal waa gob gobi dhashay cid dheengad...

Awdalpress – London – Nin ku hadlay codka qurba joogga reer Nuur oo la soo xidhiidhay shabakadda awdalpress.com ayaa si adag u cambaareeyey hanjabaad lagu soo qoray shabakad ka mid ah kuwa qurba joogta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR CUSLUS; Xildhibaanno si cad ugu Sheegay Ra’izul Wasaare Cabdiweli in aanu...

Awdalpress – Muqdisho – Xildhibaano ka tirsan Baarlaaanka Soomaaliya kana mid ah Xubnihii gudbiyay Mooshinka looga soo horjeedo in Xukuumada Cusub lagu soo daro Xubno ka mid ah Golihii wasiirada ee la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaar-yahanka kubadda cagta Cristiano Ronaldo oo caawa ku guuleestay FIFA...

Awdalpress – London – Xiddiga xulka Portugal iyo Kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa caawa markii labaad ku guuleestay abaalmarinta xiddiga sannadka 20013-dii ugu wanaagsanaa adduunka . Cristiano...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaar ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabtay kulan lagu...

Awdalpress – Muqdisho – Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Salaadiinta Soomaaliyeed ayaa maanta oo lagu taageerayey, laguna hambalyeynayay Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntiland Cabdi Weli Maxmed Cali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Somaliland Waxa ay leedahay Mustaqbal iyo Kayd Laga Duuli Karo” Prof.Samatar

Aqoonyahanka Prof. Ahmed Samatar oo xalay la hadlay dadweyne aad u badan ayaa warkiisu sidan ahaa: HARGEYSA (Somaliland.Org)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah haldoorka iyo aqoonyahannada...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live