“Win win oo micahiidu yatay aan wax wada yeelanno, ayaan ku guulaysan kartaa. Qolyahan bariga amma Dhulbahante ugu yeedha amma Warsangeli waa dadkii Somaliland maaha in ay yidhaahdaan, dawladda Somaliland ee dhisan aan baabi’inno, lagama yeelayo. Anigu haddii aan Somaliland Madaxweyne ka noqon lahaa waxan soo dhisi lahaa 15 wasiir oo aan lahayn wasiir ku xigeen iyo wasiiru dawla…waxaasi waa ruwaayad. Dadka wasiirro noqonaya amma maamulka qabanayaa waa in ay aqoon iyo karti leeyihiin”. Ereyadaasi waxa ay ka mid yihiin hadalkii aadka u qiimaha badnaa ee Prof. Samatar. Bal nala daawada:
Awdalpress.com





