Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Muuse Biixi oo si cad uga hadlay wax uu ku sheegay in dad ka hadla masaajidda oo cambaareeya SNM. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – Hargeysa – Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa si cad uga hadlay dad uu ku sheegay in ay masaajidda ka hadlaan, oo ay dafirsan yihiin xasuuqii ka lagu sameeyey dadka Somaliland. Laakiin carabka kuma dhufan dadka uu u jeedo. Waxase usbuucii hore si adag arrintaa uga hadlay Sh. Deheeye oo masaajid Borama ah kaga qudbadeeyey, hadallo dhawaqaa Muuse sheegayo leh.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles