Muuse Biixi oo si cad uga hadlay wax uu ku sheegay in dad ka hadla masaajidda...
Awdalpress – Hargeysa – Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa si cad uga hadlay dad uu ku sheegay in ay masaajidda ka hadlaan, oo ay dafirsan yihiin xasuuqii ka lagu sameeyey dadka...
View ArticleNiman dablay ah oo maanta degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ku dilay...
Awdalpress – Muqdisho – Dabley ku hubeysnayd Bastoolada oo aan haybtooda weli la garan ayaa maanta Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ku dilay Haweeney la sheegay in ay u shaqeeneysay Dowlada...
View ArticleSh. Deheeye, Muuse Biixi iyo Garaad oo isku haysta xasuuqyadii dalka ka...
Awdalpress – Borama – Sheekada nimankani isku haystaan waa mid la fahmi la’yahay ujeeddada ay raggani ugu murmayaan, waxana ay u eg tahay doodo siyaasadaysan, oo ninba dhinac uu ula fulayo. Laakiin...
View ArticleSomaliland oo ku gacan saydhay deeq lacageed oo loo soo mariyey Somalia.
Awdalpress – London – Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Somaliland Dr. Sacad Ali Shire ayaa maanta warsaxaafadeed uu ku qabtay magaalada Hargeysa ku sheegay in aanay Somaliland qaadanayn deeq lacageed oo...
View ArticleDaawo: M/weynaha Somaliland oo booqasho ku Yimid Boorama, Furayna Wadadii...
Awdalpress(Boorama) 11 March, 14–M/weynaha Somaliland oo booqasho ku Yimid Boorama, Furayna Wadadii Boorama iyo Dilla oo Laami ah oo ay iska kaashadeen Bulshada Awdal iyo Xukuumada Somaliland ayna...
View ArticleWAR DEG DEG AH:Waxa goor dhaweyd geeriyooday Fannaankii Marxuum Mohamed...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxa goor dhaweyd dhakhtar Jarmalka ku yaalla ku geeriyooday Allaha u Naxariistee Marxuum Mohamed Suleebaan Tubeec. Oo ahaa Fannaankii qaranka amma ummadda...
View ArticleDagaalyahanno Ajnabi ah oo dooneysey in ay ku biiraan Xarakada Al-Shabaab oo...
Awdalpress – London – Ciidammada Booliiska Dalka Faransiiska ayaa gudaha Waddankaasi ku qabtay Rag ajaaniib ah oo doonaysay in ay ku biiraan Xarakada Al-Shabaab ee dagaalada ka wadda gudaha Soomaaliya...
View ArticleM/weyne Siilaanyo Safarkiisa Deegaanada Xeebaha ee Awdal/Salal Ma wuxuu kaga...
M/weynaha Somaliland iyo wefti wehelinayay oo iskugu jiray Wasiirada Madaxtooyada,Gaashaandhiga, Caafimaadka, Waxbarashada,Beeraha,Boosaha iyo Isgaadhsiinta,Warfaafinta,Xidhiidhka Golayaasha,Arimaha...
View ArticleWaxaan ku marti qaadayaa caqligii Arkaaya horumarka, walaalaynta...
Waxa degmo kasta oo s/land ka tirsani ay utartamaysaa una tafo xaydataysidii qaababkii iyo kartidii ay u horumarin lahayd degmadooda una dhaafi lahayd degmooyinka kale, waxaad wada ogtihiin in...
View ArticleMaxamed Saleebaan oo Aas qaran loo sameynayo
Awdalpress(Muqdisho) 12 Mars, 14–Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qorsheynaysa in aas qaran magaalada Muqdisho loogu sameeyo Allaha u raxmadee fannaankii caanka ahaa, Maxamed Suleymaan...
View ArticleHambalyo Aroos Farxad Leh
Waxaan halkan hambalyo aroos iyo bogaadin uga diraynaa boqor Axmed Siciid Colhaye iyo boqorada Ilhaam Xasan Nuur Kooshin oo xalay oo axad ah bishuna 09/03/2014 aroskoogii kadhacay G/Awdal magaalada...
View ArticleDhegayso:M/weyne Siilaanyo oo Dhagaxdhigay Dekeda Lughaya ee ay Sanado...
Awdalpress(Lughaya) 12 Mars, 14–Madaxweynaha Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey oo ku guda jira Maalintii labaad Socdaalkoodii shaqo ee Gobolada Awdal iyo Selel...
View ArticleCali Guray oo ka mid ah Xisbiga UCID oo Eedeeyay Musharaxa M/xigeenka xisbiga...
Awdalpress(Borama) 12 Mars, 14–Cali Guray oo ka mid ah Xisbiga UCID oo Eedeeyay Musharaxa M/xigeenka xisbiga UCID, qoraal uu soo dhigay barta facebook ee uu leeyahay Siyaasigan Cali Guray oo ku...
View ArticleBoosting Ethiopia’s economic growth with building boom
Addis Ababa (AFP) – Above Addis Ababa’s concrete skyline, cranes tower high amid blasts from nearby drills and diggers. At the feet of buildings shrouded in bamboo scaffolding, excavators dig up dirt...
View ArticleJanaral Gaafow oo dadkii qurbaha ku dhibay Baasabooradii, Safaaradihiina u...
sida caada ah safaarada dibadu waxa ay u adeegaan dadkooda, sidaasi daraaddeed ayey safaaradaha somaaliduna ugu adeegi jireen dadkooda ilaa iyo waqti fog. Hawlaha ugu muhiimsan ee ay u qaban jireenna...
View ArticleOGEYSIIS KU SOCDA JAALIYADAHA DEGMOOYINKA,DAMBAL, AW BARRE IYO DOOXADA HARAWE.
Waxa dhammaanba dadka ka soo jeeda degaannada Aw Barre, Dooxada Harawe iyo DAMBAL ee Kililka 5aad ogeysiinayaa in ay ka soo qayb galaan shir maalinta Sabida ah ee bishan March tahay 15ka ka dhici doona...
View ArticleReer Saylac Dhexdooda Ha Is-yar Xantaane Waa Dad U Bisil Dawladnimada Oo U...
Awdalpress(Saylac) 13 Mars, 14–Maayarka degmadda Saylac ee xarunta gobolka Salal Md Xuseen Iidle Barkhadle ayaa tafaasiil ka bixiyey dareenka bulshadda deegaanadaasi ee socdaalkii uu Madaxwayne...
View ArticleDaawo: Orordyahanka reer Djibouti Ayaanle Sulaymaan oo lagu soo dhaweeyay...
Daawo: Orordyahanka reer Djibouti Ayaanle Sulaymaan oo lagu soo dhaweeyay Dalka ka dib markii uu ku soo guulaystay bilada Dahabka ee Orordka 1500 M. )
View ArticleDaawo: M/weyne Rayaale wuxuu ka Aaminsanaa Dhismaha Wadada Dilla iyo Boorama...
Daawo: M/weyne Rayaale wuxuu ka Aaminsanaa Dhismaha Wadada Dilla iyo Boorama wakhtigii uu xilka hayay Madaxnimo ee Somaliland majarihiisa hayay? Ma Aaminsanaa in Shacabku dhisi karo Amase Dawlada...
View ArticleGaadhi laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo maanta ku qarxay Muqdisho (...
Awdalpress – Muqadisho – Gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo loo adeegsanayey fal aragixisnimo ayaa maanta ka dhacay meel ka dambaysa hoteelka Maka Al-Mukarama, waxana ku dhaawacmay laba...
View Article