Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

OGEYSIIS KU SOCDA JAALIYADAHA DEGMOOYINKA,DAMBAL, AW BARRE IYO DOOXADA HARAWE.

$
0
0

Waxa dhammaanba dadka ka soo jeeda degaannada Aw Barre, Dooxada Harawe iyo DAMBAL ee Kililka 5aad ogeysiinayaa in ay ka soo qayb galaan shir maalinta Sabida ah ee bishan March tahay 15ka ka dhici doona London.

Addresskuna waa:

Nadi Park Royal 260, Old Oak

Common lane NW10 6DX

London.

Wakhtiguna waa 1800 galabnimo illaa iyo 2300.

Waxana laga hadli doonaa xaaladda Danbal iyo degaannada ku xeeran

Wixii war saa’id ah ee aad rabto la xidhiidh

07939433360

Ismail Hussein


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles