Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Gaadhi laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo maanta ku qarxay Muqdisho ( Sawirada halkan ka daawo ).

$
0
0

QaraxAwdalpress – Muqadisho – Gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo loo adeegsanayey fal aragixisnimo  ayaa maanta ka dhacay meel ka dambaysa hoteelka Maka Al-Mukarama, waxana ku dhaawacmay laba qof. Waxa kale oo uu qaraxaasi waxyeello u geystay gawaadhi badan oo taallay goobta uu qaraxu ka dhacay iyo dhismihii ku dhawaa.

 

 

 

Saraakiisha ciidamada ammaanka ee degmada Hodan oo goobta tagay ayaa qaar ka mid ah warbaahinta u sheegay in weerarkan uu ahaa mid la soo qosheeyay uuna burbur u geystay gaadiid goobtaaas yaalay. Qaraxan waxa sheegtay kooxda xag jirka ah ee Al Shabaab.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles