Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Fanaankii Maxamed Saleebaan Tubeec oo berri lagu aasayo Muqdisho iyo Berbera oo madaxda Somaliland ku sugaysay Maxaa ka qabsaday

$
0
0

TubeecAwdalpress(Muqdisho) 14 Mars, 14–Guddoomiyaha baarlamanka federaalka ah ee Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa sheegay in Axadda berri ah aas qaran magaalada Muqdisho loogu sameyn doono Allaha u naxariistee fannaankii weynaa Maxamed Suleymaan Tubeec oo dhowaan ku geeriyooday dalka Jarmalka.

Jawaari oo u warramayay warbaahinta dowladda ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho in y ka qeyb-qaataan aaska marxuumka.

Wuxuu Jawaari tacsi u diray ehellada iyo dhammaanba ummadda Soomaaliyeed ee uu Tubeec ka tagay, isaga oo sheegay in fannaanka uu door muuqda ku lahaa fanka iyo suugaanta Soomaalida.

Maxamed Suleymaan Tubeec ayaa Talaadadii la soo dhaafay u geeriyooday xanuun muddo hayay.

RBK


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images