Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hambalyo Aroos

$
0
0

BarkhadWaxaan hambaliyo u diraynaa boqorka Maxamuud Muse Barkhad Qayad iyo boqorada Hibo Aadan Maxamad Qasaali oo arooskoodu ka dhacay maalintii shalay ahayd ( 15 March 2014 ) magaalada London hoteelka Diamond Ealing Broadway ee carriga Ingiriiska.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa in arooskoodu uu noqdo kii lagu reeyo ee lagu nagaado aamiin aamiin aamiin.

Waxa hambaliyada diraya:

Muse Barkhad Qayad.

Deeqa Maxamuud Dhawal.

Xuseen Barkhad Qayad.

Samiya Barkhad Qayad.

Ahmed Muuse Barkhad.

Maxamad Muuse Barkhad.

Abdiraxmaan Muuse Barkhad.

Fadumo Muuse Barkhad.

Fihiima Xaaji Xasan Diiriye.

Caydaruus Xaaji Xasan Diiriye.

Muxumad Diiriye Qayad.

Barkhado Diiriye Qayad.

Cibaado Diiriye Qayad.

Caasha Diiriye Qayad.

Idiris Muxumaad Diiriye.

Ibrahim Muxumad Diiriye.

Maxamad Muxumad Diiriye..

Muuse Muxumad Diiriye

 

Ahmed Younis

ahmed.younis788@gmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images