Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hambalyo Meher oo ku socota Mohamed Abdi Barkhad iyo Amina Bashir Sh. Ibrahim Tubeec oo ka dhacay dalka Kanada ( Sawirrada quruxda badan iyo heesta arooska ku soo dhawaada ).

$
0
0

Daahir Barkhad,  Ahmed Daud iyo Abiib Muuse oo jooga dalka Kuwait ayaa si gaar ah Hambalyo iyo bogaadin Meher ugu diraya Mohamed Abdi Barkhad iyo Amina Bashir Sh. Ibrahim Tubeec oo meharkoodu ka dhacay Dalka Canada. Waxanay Ilaahay uga baryayaan in ay noqdaan reerkii isku waara ubad khayr qabana kala hela.

Ku yara raaxaysta heesatan aan u soo xullay arooska iyo aroosadda:

DSCN1047

DSCN1058

DSCN1032 (2)

DSCN0957

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles