Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Wararkii caawa ka baxay Universal TV halkan ka daawo.

Waa wararkii caawa ka baxay Universal TV, halkan ka daawo.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Qurbajooga iyo Duqayda Deegaanka Weeraar ee degmada Boorama oo...

Daawo: Qurbajooga iyo Duqayda Deegaanka Weeraar ee degmada Boorama oo dhagaxdhigay Ceel Biyood riig ay ka qodayaan deegaankaasi

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya iyo China oo kala sexeexday heshiis iskaashi, dhanka Soomaalida...

Awdalpress(Nayrobi) 20 Mars, 14–Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta heshiis dhanka iskaashiga iyo horumarinta ah magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Meher oo ku socota Mohamed Abdi Barkhad iyo Amina Bashir Sh. Ibrahim...

Daahir Barkhad,  Ahmed Daud iyo Abiib Muuse oo jooga dalka Kuwait ayaa si gaar ah Hambalyo iyo bogaadin Meher ugu diraya Mohamed Abdi Barkhad iyo Amina Bashir Sh. Ibrahim Tubeec oo meharkoodu ka dhacay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ku socota eheladii iyo qaraabadii Marxuum Maxamuud Sh. Muuse Shirwac.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Allaha u naxariistee waxa maalintii shalay ahayd magaalada Borama ku geeriyooday Marxuum  Maxamuud Sheekh Muuse Shirwac oo ka mid ahaa haldoorka reer Awdal,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia oo ku faanay in Sirdoonkoodu ka fiican yahay...

Awdalpress – Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Sirdoonka Ciidanka Dowladdu uu aad u heer sarreeyo ayna ka warqabaan dhaq...

View Article

Barnaamijkii Qubaha VOA-da oo maqal iyo muuqaal ah nala daawo.

Ku soo dhawaada Qubanaha VOA ee maanta Awdalpress.com

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Meyarka Gebilay iyo Aqlabiyadda gobolaha degaanka ee degmadaasi oo khilaaf...

Awdalpress – Gebilay –  Hanti-dhawrka guud ee qaranka Somaliland ayaa shalay galay dawladda hoose ee magaaladda Gabiley oo saraakiil sare oo ka tirsani ay baadhitaano ka bilaabeen, kuwaas oo sida la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Qoryoolay oo ka mid ahayd meelaha ugu muhiimsan ee saldhigga u ahayd...

Awdalpress – Shabeelada hoose – Ciidammada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay ku dhaqaaqay Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ka bexeen  ciidammada Xarakada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shacabka degmada Dilla oo bilaabay dhismaha Guriga Shirarka iyo talada...

Awdalpress – London – Intii muddo ahba waxa ay shacabka reer Dilla gudo iyo dibadba ku hawlanaayeen, sidii ay u suurta gelin lahaayeen dhismaha guri ay dadka degaanku ku tashadaan, isugu yimaaddaan ama...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Hassan oo maanta furay kalfadhigii 4aad ee Baarlamanka Somalia.

Awdalpress – Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Kalfadhigii 4aad ee Baarlamaanka, waxanu ka jeediyey Khudbad dheer isaga oo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka la sheegay in ay isugu iman doonaan Beelaha Gadabuursi, waxa uu ku...

Awdalpress – London – Sida ka muuqata hadalka ku duuban cajaladda hoos aad maqal iyo muuqaalba uga daawan doontaan, waxa durba gogol-xaadhka shirka la sheegay in uu Gadabuursi isugu iman doono, ka soo...

View Article

Xaalad kacsan oo ka jirta magaalada Baydhabo iyo Banaanbax lagu Sameeyay...

Awdalpress(Baydhabo) 23 Mars, 14–Xaalad kacsan ayaa la soo sheegayaa inay ka jirto magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo uu maanta ka dhacay dibadbax rabshado watay. Wariyaha Bar-kulan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waraysi xasaasi ah oo aan weli ka bixin TVga qaranka Somaliland. Barnaamijkii...

Waraysi xasaasi ah oo si adag waafiya loola yeeshay Mudane Muuse Awala, ayaan idiin soo gudbinaynaa, waraysigan oo uu qaaday weriye immiga ka tegey TVga qaranka Somaliland, oo uu daadihin jiray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ugaas caan ahaa oo lagu dilay Kismaayo

Awdalpress(Kismaayo) 24 Mars, 14–Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in galabta la dilay nin ugaas ahaa oo lagu magacaabi jiray Ugaas Maxamed Xuseen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maalinta Qaaxada oo laga xusay Boorama

Awdalpress(Borama) 24 Mars, 14–Xuska maalinta Qaaxada adduunka ayaa maanta lagu qabtay Isbitaalka Qaaxada ee magalada Boorame ee gobolka Awdal, waxaana ka qeyb galay maamulka gobolka, dhaqaatiir iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax ka baro taariikhda xasuuqyadii dunida soo maray.

Taariikhda xasuuqyadii dunida soo maray ayaa  cilmi-yahannada sooyaalku ay in badan wax ka qoreen, waxanan maanta akhristayaasha u soo bandhigaynaa mid ka mid ah dhacdooyinkii ay ummadihii hore...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxa Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia oo ka hadllay khilaafka Maamul u...

Awdalpress – Muqdisho – Wakiilka Qaramada Midoobay ee dalka Somalia, danjire Nicholas Kay ayaa si adag uga hadlay xiisadaha ka aloosan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, kuwaasi oo u dhexeeya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawladda Kenya oo maamulka Muqdisho ka codsatay in loo soo gacan gesho rag Al...

Awdalpress – Nairobi – Rag lagu tuhmayo in ay Al-Shabaab ka tirsanyihiin oo falal amaan darro ka geestay gudaha Kenya, ayaa Dowlada Kenya  ka codsatay Dowlada Soomaaliya in ay gacan u soo gashaan,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicolas Kay oo ka hadlay khilaafka dhuleed ee ka dhexeeya Somaliland iyo...

Awdalpress – Muqdisho – Wakiilka Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicolas Kay ayaa walaac xooggan waxa uu ka muujiyay khilaafka u dhaxeeya Maamulada Somalialnd iyo Puntiland ....

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live