Awdalpress – Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa maanta mar uu saxaafadda la hadlayey sheegay in aanu wax khilaaf ahi u dhaxayn Somaliland iyo Puntland, isaga oo hadalkiisa ku daray in Puntland ay ka mid tahay Somalia, Somalilandna ay tahay dawlad jaar la ah Somalia, maamul goboleedka Puntlandna ay shacabkiisu yihiin dad walaalahood ah. Somalilandna ay mar walba jeceshahay in ay dawladaha jaarka ahi nabad ku wada noolaadaan.
Warkaasi oo maqal iyo muuqaal ah nala daawada
Awdalpress.com






