Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi ku socota reer Nuh Ali Khayre meel kasta oo ay joogaan.

$
0
0

tacsi

 

 

 

 

 

 

 

 

 

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJUCUUN.

Dhammaan reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii Allaha u naxariistee Marxuumad Sucuud Nuh Ali oo  maalintii Sabtidii ku geeriyootay magaalada Boosaaso. Waxana ay Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadii Firdowsa ka waraabiyo, eheladeedii oo ay ugu horreeyaan reer Nuh Ali na uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aammiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images