Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tom Crofts oo ahaa u qaabilsanihii arrimaha Somalida ee wasaaradda arrimaha dibadda dalka Ingiriiska oo lagu beddelay mas’uul kale.

$
0
0

Main Quadrangle, The Foreign Office (1862-75) by George Gilbert Scott, London. Photo by stevecadman on FlickrAwdalpress – London – Mudane Tom Crofts oo ahaa mas’uulka wasaaradda arrimaha dibadda Ingiriiska u qaabilsanaa arrimaha Somalida oo laba sano iyo badh la soo shaqaynayey qurba joogga iyo siyaasiyiinta Somalida ayaa loo beddelay xafiis kale oo isla wasaaradda Arrimaha dibadda Ingiriiska ah. Waxana halkiisii ka u soo shaqo tegi doonta gabadha la yidhaa Claudia Garland.

Xafiiskan ayaa ah mid ururiya xogaha Somalida dibadda iyo gudaha, waxana uu si toos ah iyo si dadbanba ula xidhiidhaa maamullada dalka Somalida ka jira iyo xubno qurba joogga Somalida ka tirsan oo kuwa ugu fir fircoon ah.

Tom Crofts ayaa haddaba maanta boggiisa facebook-ga, twetterka iyo shabakadda wasaaradda arrimaha dibadda Ingiriiska ku soo qoray warqad uu ku sheegayo in uu shaqadii xafiiska Somalida qaabilsan wareejiyey. Isla markaana uu aad ugu mahad celinayo dadkii Somaliyeed ee ay wada shaqayntu ka dhaxaysay, sidoo kale waxa uu shaqsiyaad iyo shabakadaha qaar uu u diray isla warqaddan ogaysiinta ah.

Sidaasi daraaddeed, waxa aan annaguna dadka macaamiishayada ah u soo gudbinaynaa isla warqaddii oo xambaarsan addresska mas’uulka xafiiskii qabtay, oo sida uu sheegay u baahan in lala shaqeeyo. Waxana aad u diri kartaan e-mail amma telefoon…waana:  Claudia.Garland@fco.gov.uk amma kula xidhiidh  telefoonka  0o 44 20 7008 4113.

———————————————————————————————————————————————–

Dear All,

 

After two and a half years of working on Somali issues, I have now moved on to a new position in the Foreign Office. The best part of the job has been the privilege of working with the Somali diaspora. Against the backdrop of so many bad news stories emerging from the region, the heartfelt commitment and practical support provided by so many British Somalis for their homeland has been a source of hope and inspiration. I have greatly valued the knowledge and wisdom you have shared with me so openly.

 

I am particularly proud to have to have worked on this issue at a time when the UK has made strenuous efforts to support the Somali people in their recovery through two major international conferences and a major step up in political attention and financial commitment. My sincere wish for the Somali people in Somaliland, Puntland and South Central Somalia, is for the full restoration of peace, stability and economic development.

 

While I am sad to be leaving a job I have loved, I am pleased to be able to leave you in the hands of my very capable successor Claudia Garland. Claudia will continue to reach out to you on political issues. She can be reached on e-mail at Claudia.Garland@fco.gov.uk and by phone on 020 7008 4113. I hope you will continue to engage with the Foreign and Commonwealth Office, and to work with Claudia with the same generosity of spirit that you have shown to me in your willingness to work together on this important set of issues, which remain at the top of the Prime Minister’s agenda.

 

Kind regards,

Tom Crofts


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images