Somaliland horumar dhaqaale ma gaadhi karto haddi la dhegaysto koox wadaado ah..
Xeer-dejinta waxa loo egmaday Golaha Wakiilada, waana qalad in gacan kale la geliyo. Waxaan arkay dood sawaxan badan oo xubnaha qaarkood foodhyayaan, qaarna miiska garaacayaan. Waxaan kaloo dhegaystay...
View ArticleDAAWO: Makhraatiyada Arinka Gabadha yar Ee la Dilay Iyo Ninka Itoobiyaanka ah
Daawo: Makhraatiyo la kulmay ninka itoobiyaanka ah ee loo haysto inanta yar ee lagu eedeeyey in uu isagu dilay dadqalna yahay , makhraatiyadaas oo kulakulmay degaanka falku ka dhacay maalin ka hor...
View ArticleEU oo Cambaareeyey Xukunnada Dilka Somalia
Ururka Midawga Yurub ayaa cambaareeyey Xukunnada dilka ah ee laga fuliyey magaalada Muqdisho bishii January 3-deedii, Dararweyne iyo Mandheera bishii January 11-keedii. Warsaxaafadeed uu soo saaray...
View ArticleDAAWO Warbixin :Maxaa Magaalada Boorama Iska Badalay
Boorama(Awdalpress) Magaalada Boorama waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu waaweyn Somaliland isla markaasina horumarada kala duwan ku gaadhay dhawrkii sano ee ugu dambeeyey . Daawo: The post DAAWO...
View ArticleJaamacadd carabta oo Soomaaliya ka taageeraya siyaasadda iyo midnimada
Awdalpress(Qahira) 14 Jan, 2016–Ururka Jaamacadda Carabta ayaa ku baaqay dadaal wadajir ah oo lagu xaqiijinayo midnimada Soomaaliya. Baarlammaanka ururka oo kulan ku yeeshay magaalada Qaahira ayaa soo...
View ArticleIndonesia: Qaraxyo ka dhacay Jakarta
Awdalpress(Jakarta) 14 Jan, 2016–Wararka ka imaanaya magaalada Jakarta ee xarunta dalka Indonesia ayaa sheegaya in qaraxyo dad ku dhintay ay ka dhaceen magaaladaas. Qaraxyada oo ugu yaraan ahaa shan...
View ArticleFarsamo Yaqaan kabo Tole Ah Oo La Cod Ah fanaaniitii Maxed Saleban iyo Cumar...
Farsamo Yaqaan kabo Tole Ah Oo La Cod Ah fanaaniitii Maxed Saleban iyo Cumar Dhuule The post Farsamo Yaqaan kabo Tole Ah Oo La Cod Ah fanaaniitii Maxed Saleban iyo Cumar Dhuule. appeared first on...
View ArticleCiidamada Somaliland Oo Qabsaday Balicad
Ciidamada Somaliland ayaa maanta la wareegay deegaanka Ballicad oo 52 KM koonfur kaga beegan Buuhoodle, halkaas oo shir uga socday xubno ka tirsan maamulka Khaatumo ee uu hoggaamiyo Cali Khaliif...
View ArticleTix baroor diiq ah oo ku saabsan geeridii Abwaan Cali Sugule oo 10-kii Jan...
Tix baroor diiq ah oo ku saabsan geeridii Abwaan Cali Sugule oo 10-kii Jan 2016 ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta. Afkaa Caano Lagu Qabay AFKAA CAANO LAGU QABAY In kastoy dhul ciiriyo...
View ArticleAl-Shabaab Oo Shaacisay Inay 60 Askari Ku Dileen Weerarkii Saldhigga Ceel-Cadde
Jimco, Janaayo 15, 2016 (Awdalpress) — Al-shabaab ayaa sheegtay in ay 60 Askari oo ka Tirsan ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM ku dileen weerar culus oo ay saaka ku qaadeen saldhig...
View ArticleMadaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xaqiijiyey in tiro ka mid ah ciidamada...
Awdalpress(Nayrobi) 15 Jan, 2016–Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xaqiijiyey in tiro ka mid ah ciidamada Kenya la dilay markii Al-Shabaab ay weerareen saldhig ciidamada Amisom ay ku lee yihiin...
View ArticleGolaha Wakiilada Soomaliland Oo ka Baaqsadey Ka Doodista Xeerka Bankiyada...
The post Golaha Wakiilada Soomaliland Oo ka Baaqsadey Ka Doodista Xeerka Bankiyada Fasaxna Galay appeared first on Awdalpress.com.
View ArticleDaawo Warqad Cabasho Ah Oo ay Labada Xisbi Qaran Wadani Iyo UCid ay U...
Hargeysa(Awdalpress)January-16-2016-Labada Xisbi Qaran Somaliland ee Wadani Iyo UCid ayaa U Gudbiyay Gudida Komishanka Dooroshooyinka Qaranka Warqad Cabasho ah oo ay kaga Cabanayaan Olalaha Qaawan ee...
View ArticleZarif: Maanta Ayaa Xayiraadda la Qaadaya
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran, Maxamed Javad Zarif, ayaa sheegay in cuna-qabateynta caalamiga ah ee saaran Iran la qaadi doono maanta oo Sabti ah, marka hey’adda Atomikada aduunka ee IAEA ay soo...
View ArticleGabar Somali Ah Oo ku Biirtay Booliska Maine
Soomaalida ku nool Magaalada Portland ee gobolka Maine ee dalka Mareykanka ayaa toddobaadkii tagay u dabaal degay qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo ku biiray ciidamada Booliska gobolka. Zahra Munye...
View ArticleSomaliland oo billowday diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha doorashada
www.HARGEYSA.TEL diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha doorashada sanadka dambe dhici doonto. Xubnaha guddiga ayaa ku dhawaaqay in inka badan 160 goobood ay ka billaabantay is-diiwaangelinta...
View ArticleMadaxweynaha Kenya oo ka hadlay weerarkii Ceelcadde
Madaxweynaha dalka Kenya, Mr. Uhuru Kenyatta ayaa sheeegay in ciidammada dalkiisu ay ka aargudan doonaan ciddii ka dambeysey weerarkii lagu qaaday saldhig ay ku lahaayeen gudaha Soomaaliya. Uhuru...
View ArticleSomalia: The most beautiful country in the world, and the most deadly
Earlier that day, a team of men came into the stadium and dug a hole in the earth. A group of trucks loaded with rocks pulled up around the hole. As the sun set that evening, a gang of men took hold...
View ArticleDaawo: isbedelka fikirka Siyaasiga ee shalay iyo maanta, Siilaanyo...
Daawo: isbedelka fikirka Siyaasiga ee shalay iyo maanta, Siilaanyo mucaaradnimadii Wuxu ka aaminsanaa shidaalka iyo macdanta Somaliland iyo hada sida uu isku bedelay.. Waa yaabka yaabkiis...
View ArticleIiraan oo laga qaaday cunaqabatayntii dawladaha galbeedku ay ku hayeen
Awdalpress(Brussels)17 Jan 2016–Iran ayaa laga qaaday cunaqabateyntii caalamiga ahayd ee saarnayd, kadib markii Iran ay fulisay qodobadii laga doonayay ee ku jiray heshiiska ay la gashay waddamada...
View Article