Awdalpress – London – Barnaamijka la baxay late night show ayaa soo daayey, barnaamij xasaasi ah, oo aad u naxdin badan, isla markaana ka mid ah dhacdooyinka foosha xun ee ka dhaca waddammada reer Galbeedka. Waxana barnaamijika hormood ka ah aabbihii wiilka sida xun loogu dilay magaalada London. Bal cajaladdan la yaabka iyo argagaxa leh nala daawada.
Awdalpress.com





