Awdalpress – London – Barnaamijkan qosol qosolka ah ee inta badan lagu dacaayadeeyo madaxda Somalida iyo siyaasiyiinta ayaa maanta soo qaatay hadallo uu u jeediyey Sh. Xasan Deheeye isaga oo la hadlaya siyaasiyiin ku caano maashay ku awro kacsiga qabiilka. Jawaabna ka bixinaya hadallo gaf ah oo ay dadkiisa kula dul dheceen. Bal markaa aan idiin kala baxo barnaamijkii Faaliyaha qaranka iyo Sheekh Xasan oo ay ku soo qaateen.
Awdalpress.com






