Awdalpress – Brazil – Guusha koobkan in ay Germany qaadayso waa loo filayey markii ay 7 – 1 kaga badiyeen Brazil oo ay ciyaartoygoodu ahaayeen boqorrada kubbadda cagta caalamka. Waana markii 4aad ee ay Germany ku guulaystaan koobka adduunka. Waan u hambalyeynaynaa.
Germany secure fourth World Cup title
Germany are crowned world champions as Mario Gotze’s extra-time winner beats Argentina in the 2014 Fifa World Cup final.
Awdalpress